{"id":110535,"date":"2024-12-10T21:41:06","date_gmt":"2024-12-10T18:41:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=110535"},"modified":"2024-12-11T00:09:26","modified_gmt":"2024-12-10T21:09:26","slug":"dawlad-deegaanka-canfarta-ee-ethiopia-oo-magdhaw-ka-bixiyey-soomaali-lagu-laayey-gudaha-maamulkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/12\/dawlad-deegaanka-canfarta-ee-ethiopia-oo-magdhaw-ka-bixiyey-soomaali-lagu-laayey-gudaha-maamulkaas\/","title":{"rendered":"Dawlad Deegaanka Canfarta ee Ethiopia oo Magdhaw ka Bixiyey Soomaali lagu Laayey Gudaha Maamulkaas."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Wararka aanu ka helayno Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in Maamulka Canfartu ay magdhaw ka bixiyeen dad Soomaali ah oo hadda ka hor lagu laayay gudaha degaanka Canfarta, sida ay sheegeen qaar kamid ah dadkii fududeeyay arrintan.<\/p>\n<p>Dadka ay Canfartu horey ugu dishay degaankooda ee maanta ay magdhowga ka bixisay ayaa ahaa labo nin oo horey loogu dilay jidhka Awaash oo dhex mara degaanka Canfarta, xilligaas oo ahayd wakhtigii ay socdeen dagaalladii u dhaxeeyay Soomaalida iyo Canfarta.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Cabdiwasac bade oo ka tirsan maamulka Dowlad Degaanka Soomaalida isla markaana kamid ah dadka aad ugu ololeeya arrimaha bani aadantinimada, kana mid ah dadkii soo dhiraadhiriyay howshan ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweynaha Canfartu ay isla qaateen in magdhaw laga bixiyo dadkan horey loogu laayay gudaha degaanka Canfarta.<\/p>\n<p>Intaa kaddib Madaxweynaha Canfarta Awal Arba ayaa go&#8217;aamiyay inay bixiyaan 5 milyan oo Birr oo la siinayo Ehelada dadkii horey loogu dilay jidka Awaasha ee dhexmara Dowlad Degaanka Canfarta.<\/p>\n<p>Sida ay sheegeen Ehelada dadkaas magtooda la bixiyay, Qoysaska ay ka baxeen Marxuumiintaas ayaa mid kamid ah waxaa uu ifka kaga tagay 10 caruur ah waxaana lagu wareejiyay lacag dhan 2.5 Milyan oo Birr, halka Marxuumka labaad uu ifka kaga tagay 2 caruur ah waxaa iyagana lagu wareejiyay 1.5 Milyan oo Birrta Itoobiya ah.<\/p>\n<p>Dad iyagana la socday Marxuumiintaas oo midkood dhaawac ahaa waxaa lasiiyay 500 oo kun oo Birr, labo qof oo kale oo iyagana wakhtigaas la socday Marxuumniinta balse aan dhaawacmin hase ahaatee dhanka Maskaxda ay dhibaato ka soo gaadhay waxaa midkiiba la siiyay 250 kun oo Birr.<\/p>\n<p>Shacabka ku dhaqan Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa soo dhaweeyay arrintan magdhawga ah ee Canfartu ay ka bixiyeen qaar kamid ah dadkii hadda ka hor lagu laayay gudaha dhulka Canfarta, iyadoo ay tahay markii u horreysay ee Canfar mag ka bixiso dad ay iyagu ku laayeen gudaha dhulkooda.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo aadaysa xilli dhawaan heshiis rasmi ah laga gaaray colaadihii soo jiitamayay ee u dhaxeeyay Soomaalida iyo Canfarta, iyadoo maalmo ka horna ay labada dhinac isweydaarsadeen Maxaabiis badan oo lagu kala qabsaday xilliyadii ay socdeen dagaalladii u dhaxeeyay Soomaalida iyo Canfarta ee ka socday dhulka lagu muransan yahay ee u dhaxeeyay labada degaan.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aanu ka helayno Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in Maamulka Canfartu ay magdhaw ka bixiyeen dad Soomaali ah oo hadda ka hor lagu laayay gudaha degaanka Canfarta, sida ay sheegeen qaar kamid ah dadkii fududeeyay arrintan. Dadka ay Canfartu horey ugu dishay degaankooda ee maanta ay magdhowga ka bixisay ayaa ahaa labo nin oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":110536,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-110535","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110535","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=110535"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110535\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":110571,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/110535\/revisions\/110571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/110536"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=110535"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=110535"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=110535"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}