{"id":11028,"date":"2012-12-14T19:32:58","date_gmt":"2012-12-14T16:32:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=11028"},"modified":"2012-12-14T19:32:58","modified_gmt":"2012-12-14T16:32:58","slug":"mid-kamid-ah-wasiir-kuxigeenadii-shaley-la-magacaabey-oo-is-casiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/mid-kamid-ah-wasiir-kuxigeenadii-shaley-la-magacaabey-oo-is-casiley\/","title":{"rendered":"Mid kamid ah wasiir kuxigeenadii shaley la magacaabey oo is casiley."},"content":{"rendered":"<p>Abuukar xasan cali oo shaley loo magacaabey wasiir kuxigeenka wasaarada maaliyada ayaa iska casiley xilkaas.<\/p>\n<p>Iscasilaada w\/kuxigeenka ayaa ku timid sida la sheegayo saluug ku jira beesha uu ka soo jeedo,isla markaana waxaa culeys lagu saarayaa m\/weynaha iyo ra&#8217;iisalwasaaraha iyo guud ahaan maamulka xukuumada dawlada federalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Waa wasir kuxigenki koowaad ama shaqsigii ugu horeeyey oo ku gacan seyrey xil loo magacaabey,waxaana muuqata in tirada wasiirada la yareeyey ay bedeleen w\/kuxigeno tiro badan,taas oo u eg jug jug meeshada joog iyo wax la mid ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abuukar xasan cali oo shaley loo magacaabey wasiir kuxigeenka wasaarada maaliyada ayaa iska casiley xilkaas. Iscasilaada w\/kuxigeenka ayaa ku timid sida la sheegayo saluug ku jira beesha uu ka soo jeedo,isla markaana waxaa culeys lagu saarayaa m\/weynaha iyo ra&#8217;iisalwasaaraha iyo guud ahaan maamulka xukuumada dawlada federalka soomaaliya. Waa wasir kuxigenki koowaad ama shaqsigii ugu horeeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-11028","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11028"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11036,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11028\/revisions\/11036"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}