{"id":10992,"date":"2012-12-12T22:31:18","date_gmt":"2012-12-12T19:31:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10992"},"modified":"2012-12-12T22:31:18","modified_gmt":"2012-12-12T19:31:18","slug":"gudoomiyeyaal-degmo-oo-gobolka-banaadir-ka-socda-islamarkaana-booqasho-ku-tegey-maamul-goboleedka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/gudoomiyeyaal-degmo-oo-gobolka-banaadir-ka-socda-islamarkaana-booqasho-ku-tegey-maamul-goboleedka-galmudug\/","title":{"rendered":"Gudoomiyeyaal degmo oo gobolka banaadir ka socda islamarkaana booqasho ku tegey maamul goboleedka Galmudug."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa dhawaan ka ambabaxey gobolkan banaadir dhawr gudoomiye degmo iyo gudoomiyaha haweenka gobolka banaadir jawaahir baarqab iyo wax garad kale oo gobolkan banaadir ka socda iyagoo casumaad ka heley maamul goboleedka galmudug.<\/p>\n<p>Xubnahan gobolka banaadir ka socda ayaa u muuqda kuwo isku abtirsiino ay yihiin maamul goboleedka galmudug waxeyna muujinayaan taageerada ay u hayaan maamulkaas ka dhisan koonfurta gaalkacyo,waxaana loo casumey gudoomiyeyaasha gaalkacyo tagey heyb ahaan ee maahan mid maamulka gobolka banaadir iyo galmudug ay is dhaafsadeen. <\/p>\n<p> Waa markii ugu horeysey ee ay gudoomiyeyaal ka socda gobolkan banaadir ay booqdaan maamulgoboleedyada ka jira dalkeena soomaaliya kuwaasoo aan dhamaantood ruqsad ka heysan dawlada federalka soomaaliya sida uu qeexayo dastuurka dalka u yaal,maadaama ay ku sameysmeen dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacey sanadihii la soo dhaafey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa dhawaan ka ambabaxey gobolkan banaadir dhawr gudoomiye degmo iyo gudoomiyaha haweenka gobolka banaadir jawaahir baarqab iyo wax garad kale oo gobolkan banaadir ka socda iyagoo casumaad ka heley maamul goboleedka galmudug. Xubnahan gobolka banaadir ka socda ayaa u muuqda kuwo isku abtirsiino ay yihiin maamul goboleedka galmudug waxeyna muujinayaan taageerada ay u hayaan maamulkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10992","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10992","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10992"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10998,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10992\/revisions\/10998"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}