{"id":109794,"date":"2024-11-17T22:54:32","date_gmt":"2024-11-17T19:54:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=109794"},"modified":"2024-11-18T01:17:07","modified_gmt":"2024-11-17T22:17:07","slug":"xildhibaanada-laga-soo-doorto-jubaland-ee-golaha-shacabka-oo-ku-gacan-sayray-ansixinta-xeerka-dhismaha-gudiga-doorashooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/11\/xildhibaanada-laga-soo-doorto-jubaland-ee-golaha-shacabka-oo-ku-gacan-sayray-ansixinta-xeerka-dhismaha-gudiga-doorashooyinka-qaranka\/","title":{"rendered":"Xildhibaanada Laga Soo Doorto Jubaland ee Golaha Shacabka oo ku Gacan Sayray Ansixinta Xeerka Dhismaha Gudiga Doorashooyinka Qaranka."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Maamul goboleedka Jubbaland iyo Xildhibaanada labada gole ee Jubbaland ku matala Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa ka horyimid talaabadii Shalay ku ansixiyeen Mudanayaasha labada Aqal xeerka dhisidda guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay inuusan sharci aheyn ansixinta Xildhibaanada labada gole ee ku aadan xeerka dhisida guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka.<\/p>\n<p>Jubbaland ayaa sheegtay in kalfadhiyada lagu horgeeyay labada aqal ee Baarlamaanka xeerka doorashooyinka Qaranka ineysan qeyb ka aheyn Xildhibaanada Baarlamaanka Fedaraalka ku matala maamulada Jubbaland iyo Puntland.<\/p>\n<p>\u201cTalaabada sharcidarada ah ee maanta Baarlamanka qaaday iyadoo wadahadalo iyo waan waan socotay Waxay cadeyn u tahay in madaxda dalka aysan diyaar u ahayn wadahadal, isdhagaysi, isixtiraam, iyo tanaasul loo sameeyo ummada Somaliyeed lana dhawro dastuurka, iyagoo caadeysatey dhaqanka ah loo joojin mayo oo keenaysa Qalalaaso iyo hubanti la\u2019aanta siyaasadeed oo hada sii xogaysanaysa\u201dayaa lagu yiri warsaxaafadeedka ka soo baxay Jubbaland.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Xildhibaada labada aqal ee Jubbaland ku matala Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa Warsaxaafadeed ay soo saareen kaga soo horjeestay go\u2019aanka Xildhibaanada labada Aqal ku ansixiyeen dhismaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka dalka oo ay sheegeen inuu yahay mid ka hor imaanaya habraaca shaqo dowladda.<\/p>\n<p>Xildhibaanadaan kasoo jeeda Jubbaland ayaa sidoo kale Warsaxafadeedkooda ku sheegeen ineysan aqbali doonin ayna qeybna ka aheyn wax kasta oo baalmarsan Dastuurka dalka.<\/p>\n<p>&#8220;Xildhibaanada labada gole ee laga soo doorto deegaanada Jubbaland waxay cadeynayaan in si cad loogu tuntay golayaasha, dowladda iyo kalfadhiyada Golaha&#8221; ayaa lagu yiri Warsaxafadeedka Xildhibaanada labada gole ku matala Jubbaland Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedyadaan kasoo kala baxay maamulka Jubbaland iyo Xildhibaanada laga soo doorto deegaanada maamulkaas ee\u00a0 Baarlamaanka Soomaaliya ku matala labadiisa gole ayaa imaanaya, iyadoo Shalay labada gole ee Baarlamaanka Federaalka ay si wadajir ah u ansixiyeen xeerka doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso Warsaxafadeedyada oo dhameystiran:-<\/b><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2024\/images\/Nov\/20241117638674037004409755.jpg\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2024\/images\/Nov\/20241117638674036786192108.jpg\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul goboleedka Jubbaland iyo Xildhibaanada labada gole ee Jubbaland ku matala Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa ka horyimid talaabadii Shalay ku ansixiyeen Mudanayaasha labada Aqal xeerka dhisidda guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka. Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay inuusan sharci aheyn ansixinta Xildhibaanada labada gole ee ku aadan xeerka dhisida guddiga madaxa banaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":109570,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-109794","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109794","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=109794"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":109819,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109794\/revisions\/109819"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/109570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=109794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=109794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=109794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}