{"id":10979,"date":"2012-12-12T00:36:45","date_gmt":"2012-12-11T21:36:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10979"},"modified":"2012-12-12T00:50:51","modified_gmt":"2012-12-11T21:50:51","slug":"ciidamada-alpha-group-oo-howlgalo-miino-baaris-ah-ka-sameyey-magaalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/ciidamada-alpha-group-oo-howlgalo-miino-baaris-ah-ka-sameyey-magaalada-jowhar\/","title":{"rendered":"Ciidamada Alpha Group Oo Howlgalo Miino Baaris Ah Ka Sameyey Magaalada Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Alpha Group ee ka tirsan ciidanka nabadsugida Soomaaliya, kuwaas oo qaba tababar heer-sare ah ayaa la geeyey maalintii shalay magaalada Jowhar si ay halkaas baaritaano uga sameeyaan baartitaankaas oo lagu soo qabanayo xubnaha ka harey al-Shabaab kuwaas oo fulin kara falal amni xumo abuuraya.<\/p>\n<p>Ciidamadaani Alpha Group oo wata gaadiidkooda dagaalka isla markaana markasta oo ay hawlgalayaan wejiga duubta ayaa xaafadda Hantiwadaag ee magaalada Jowhar ku so qabtey dhalinyaro ay uga shakiyeen al-shabaab in ay magaalada ku reebeen.<\/p>\n<p>Guutadaani sida gaarka ah u tababaran ayaa xaafadda Hantiwadaag ee magaalada Jowhar u baaraya guri-guri waxaana baaritaanku saameyn doonaa dhamaan xaafadaha magaalada.<\/p>\n<p>Jowhar Iyo Mahadaay Ee gobolka Shabeelada Dhexe ayaa maalintii Axadda soo gashey gacanta dawladda. Maalintii shalay (Isniin)waxaa booqdey wefdi heer sare ah oo isugu jitrey wasiiro iyo saraakiisha u saraysa ciidanka kuwaas oo u kuur-galayey xaaladda gobolka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Alpha Group ee ka tirsan ciidanka nabadsugida Soomaaliya, kuwaas oo qaba tababar heer-sare ah ayaa la geeyey maalintii shalay magaalada Jowhar si ay halkaas baaritaano uga sameeyaan baartitaankaas oo lagu soo qabanayo xubnaha ka harey al-Shabaab kuwaas oo fulin kara falal amni xumo abuuraya. Ciidamadaani Alpha Group oo wata gaadiidkooda dagaalka isla markaana markasta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10979","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10979"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10986,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10979\/revisions\/10986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}