{"id":109755,"date":"2024-11-16T23:58:49","date_gmt":"2024-11-16T20:58:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=109755"},"modified":"2024-11-17T00:25:39","modified_gmt":"2024-11-16T21:25:39","slug":"xildhibaanada-hoggaamiya-xisbiyada-himilo-qaran-iyo-wadajir-sheekh-shariif-iyo-c-raxman-c-shakuur-oo-ka-horyimid-xeerka-dhismaha-gudiga-m-b-ee-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/11\/xildhibaanada-hoggaamiya-xisbiyada-himilo-qaran-iyo-wadajir-sheekh-shariif-iyo-c-raxman-c-shakuur-oo-ka-horyimid-xeerka-dhismaha-gudiga-m-b-ee-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Xildhibaanada Kala Hoggaamiya Xisbiyada Himilo Qaran iyo Wadajir Sheekh Shariif iyo C\/raxman C\/shakuur oo Ka Horyimid Xeerka Dhismaha Gudiga M B ee Doorashooyinka."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta si wadajir ah Warbaahinta ugu qabtay shir jaraa&#8217;id ayaa si adag uga horyimid talaabadii maanta ay Xildhibaanada labada Aqal ku ansixiyeen xeerka dhismaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu horeyn sheegay in la cuuryaamiyay shaqadii baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana shuruucda la meel mariyay maanta ee guddiga doorashooyinka loo maray ay tahay hanaan qaldan oo aan sax ahayn.<\/p>\n<p>\u201cBaarlamaanka afka ayaa lagu dhagay waa hay\u2019addii koowaad oo wax dooraneysay, haddii uu shaki soo galo xubnaha codeeyay ma dhan yihiin mise ma dhama? arintaas ogaada waa mid aad u u culus. Sharciyadaan hadda la ansixinaayo nidaamka loo maraayo waa khaldan yihiin, waxa ka dhalanaaya waa in lasii kala fogaado\u201d ayuu yiri madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>Shariif Sheekh Axmed ayaa sidoo kale xusay in doorasho qof iyo cod ah ay diidan yihiin maamulada Jubbaland, Puntland iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ah, islamarkaana aysan jirin amaan lagu qabto doorasho qof iyo cod ah.<\/p>\n<p>\u201cSee lagu gaari karaa doorasho qof iyo cod magaaladaan aan maanta joogno oo caasimada ah oo dowladda ay ku shaqeyneyso ma ka dhici kartaa qof iyo cod dadka inta ay baxaan si xor ah oo xalaal ah cod ma u dhiiban karaan? su\u2019aashaas ayaa meesha ku taallo\u201d ayuu yiri Shariif Sheekh.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhankiisa dhaliil adag u jeediyay Xildhibaanada labada gole iyo guddoonka Baarlamaanka, isagoona ku tilmaamay\u00a0 Baarlamaanka hada jiro inuu kasii liito meesha uu joogay Baarlamaankii xukunkii milatariga ahaa.<\/p>\n<p>\u201cRuntii waa ayaan darro wayn in Baarlamaanka\u00a0 labadiisa Aqal ay noqdaan meel ka liidatay Baarlamaankii xukunka milatariga oo la leeyahay maanta waxaa timid 173 xildhibaan gacanta ayay wada taageen qof diiday maleh, qof ka aamusay maleh, sidoo kale Golaha shacabka wuxuu noqday meel lagu sacab tumo oo lagu guul wadeeyo, waana ognahay in xildhibaannada joogay aysan ka badneyn 120 xuldhibaan oo u badan wasiirada\u201dayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sido kale xusay in dowlad goboleedyada dalka ay u madax banaan yihiin doorashooyinkooda gaarka ah, wuxuuna hoosta ka xariiqay in ansixinta dhismaha guddigga doorashooyinka uu khilaafsan yahay nidaamka federaalka ee dalka.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta si wadajir ah Warbaahinta ugu qabtay shir jaraa&#8217;id ayaa si adag uga horyimid talaabadii maanta ay Xildhibaanada labada Aqal ku ansixiyeen xeerka dhismaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka dalka. Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu horeyn sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":109756,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-109755","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109755","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=109755"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109755\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":109771,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109755\/revisions\/109771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/109756"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=109755"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=109755"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=109755"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}