{"id":10965,"date":"2012-12-11T23:38:31","date_gmt":"2012-12-11T20:38:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10965"},"modified":"2012-12-11T23:38:31","modified_gmt":"2012-12-11T20:38:31","slug":"allaha-u-naxariistee-waxaa-muqdisho-la-keenayaa-meydka-ex-ganacsade-cismaan-axmed-rooble","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/allaha-u-naxariistee-waxaa-muqdisho-la-keenayaa-meydka-ex-ganacsade-cismaan-axmed-rooble\/","title":{"rendered":"Allaha u naxariistee waxaa muqdisho la keenayaa meydka ex-ganacsade cismaan axmed rooble."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa dhawaan ku geeryoodey dalka ingriiska allaha u naxariistee ex-ganacsade ahaana siyaasi la soo shaqeeyey dawladihii dalka soo marey qaarkood cismaan axmed rooble.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee waxaa tacsi tiiraayo leh u diraya ehelada qaraabada iyo qoyska uu ka baxey ex ganacsade cismaan axmed rooble&#8221;<br \/>\nm\/weynaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaalixeed c\/nuur axmed darmaan,gud.kuxigenka xmjs cali maxamed nuux timajilic,gudiga fulinta xmjs iyo dhamaan xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed iyagoo alle uga beryey in uu jannadii fardawsa ka waraabiyo ehelada qaraabada iyo qoyska uu ka baxeyna samir iyo iimaan ka siiyo a a m i i n.<\/p>\n<p>Meydka marxuumka ayaa lagu wadaa in loo soo qaado dhulk\u00ecisi hooyo si loogu aaso,waxaana la wadaa qabanqaabada aas qaran oo loo sameynayo marxuumka,taariikhda xaasaska iyo caruurta uu marxuumku ka tagey dib ayaan idinkaga soo gudbineynaa insha allaah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa dhawaan ku geeryoodey dalka ingriiska allaha u naxariistee ex-ganacsade ahaana siyaasi la soo shaqeeyey dawladihii dalka soo marey qaarkood cismaan axmed rooble. Allaha u naxariistee waxaa tacsi tiiraayo leh u diraya ehelada qaraabada iyo qoyska uu ka baxey ex ganacsade cismaan axmed rooble&#8221; m\/weynaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaalixeed c\/nuur axmed darmaan,gud.kuxigenka xmjs cali maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10965","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10965","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10965"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10973,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10965\/revisions\/10973"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}