{"id":10939,"date":"2012-12-09T23:06:24","date_gmt":"2012-12-09T20:06:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10939"},"modified":"2012-12-09T23:54:58","modified_gmt":"2012-12-09T20:54:58","slug":"qaraxyo-xoogan-oo-lala-eegtay-fariisimo-maanta-amisom-ay-ka-sameysteen-magaalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/qaraxyo-xoogan-oo-lala-eegtay-fariisimo-maanta-amisom-ay-ka-sameysteen-magaalada-jowhar\/","title":{"rendered":"Qaraxyo Xoogan Oo Lala Eegtay Fariisimo Maanta AMISOM Ay Ka Sameysteen Magaalada Jowhar ."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Jowhar oo Maanta gacanta u gashay ciidamada Dowlada Iyo Kuwa Amisom Wararka Naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Qaraxyo waaweyn laga maqlay gudaha degmadaasi kuwaas oo La Sheegay In lala eegtay Ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p>Qaraxyadaasi ka dhacay gudaha Saldhiga Ciidanka ee Magaalada Jowhar oo ay ku sugnaayeen Askar ka tirsan Kuwa Amisom Waxaana Qasaaro uu Ka soo gaaray Ciidamadii Maanta La Wareegay Magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Gudaha Magaalada Jowhar Ayaa Waxaa Ka Dhacay Labo Qarax Sida Ay Soo Sheegeen Dadka Deegaanka  waxaana mid ka mid ah uu ka dhacay Xaafadda Horseed goob ciidamo aad u fara badan ay joogeen<\/p>\n<p>Ma cadda Ilaa hadda tirada rasmiga ah ee Qasaaraha Maanta ka dhashay Qaraxyadaasi balse ilo wareedyo ayaa sheegaya in Saraakiil ciidan ay ku jiraan dadka ay Waxyeeleysay Qaraxyadaasi Jowhar Ka Dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Jowhar oo Maanta gacanta u gashay ciidamada Dowlada Iyo Kuwa Amisom Wararka Naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Qaraxyo waaweyn laga maqlay gudaha degmadaasi kuwaas oo La Sheegay In lala eegtay Ciidamada AMISOM. Qaraxyadaasi ka dhacay gudaha Saldhiga Ciidanka ee Magaalada Jowhar oo ay ku sugnaayeen Askar ka tirsan Kuwa Amisom Waxaana Qasaaro uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10939","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10939"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10950,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10939\/revisions\/10950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}