{"id":10922,"date":"2012-12-09T00:13:52","date_gmt":"2012-12-08T21:13:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10922"},"modified":"2012-12-09T00:13:52","modified_gmt":"2012-12-08T21:13:52","slug":"dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-amisom-kuwa-dawlalada-federalka-iyo-dagaal-yahanada-xarakada-alshabaab-oo-ka-kala-dhacey-meelo-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-amisom-kuwa-dawlalada-federalka-iyo-dagaal-yahanada-xarakada-alshabaab-oo-ka-kala-dhacey-meelo-badan\/","title":{"rendered":"Dagaal u dhaxeeya ciidamada amisom, kuwa dawlalada federalka iyo dagaal yahanada xarakada alshabaab oo ka kala dhacey meelo badan."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeya ciidamada dawlada federalka oo kaabayaan kuwa amisom iyo dagaal yahanada xarakada alshabaab ayaa ka kala dhacey gobolka sh\/hoose gaar ahaan N0 50,gobolka sh\/dhexe gaar ahaan Koongo,iyo gobolada baay iyo bakool oo ay isku farasaareen alshabaab iyo ciidamada ethiopia oo deegaanadaasi ku sugan.<\/p>\n<p>Dagaaladan oo kusoo beegmaya waqti ay dawlada federalku la daala dhaceyso sidii ay u wajihi laheyd siyaasada dalka iyo xiriirka dhaw ee lala yeelanayo dawladaha caalamka,kaas oo u muuqda in lagu khal khal gelinayo habsami u socodka hawlaha amni ee dalka.<\/p>\n<p>Dagaaladan ayaa waxaa guulo ka sheegtey xarakada alshabaab waxeyna sheegeen in ay gubeen 2kamid ah gaadiidka gaashaaman ayna ku laayeen ciido kor u dhaafaya 82 askeri marka leysu geeyo dhimashada goobaha dagaalka oo dhan,halka aan ciidamada huwanta iyo dawlada aaney cidina ka hadlin dagaaladaasi ka dhacey meelo kala duwan oo dalkeena soomaaliya ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeya ciidamada dawlada federalka oo kaabayaan kuwa amisom iyo dagaal yahanada xarakada alshabaab ayaa ka kala dhacey gobolka sh\/hoose gaar ahaan N0 50,gobolka sh\/dhexe gaar ahaan Koongo,iyo gobolada baay iyo bakool oo ay isku farasaareen alshabaab iyo ciidamada ethiopia oo deegaanadaasi ku sugan. Dagaaladan oo kusoo beegmaya waqti ay dawlada federalku la daala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10922","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10922","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10922"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10929,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10922\/revisions\/10929"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}