{"id":109214,"date":"2024-10-31T01:11:42","date_gmt":"2024-10-30T22:11:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=109214"},"modified":"2024-10-31T01:16:59","modified_gmt":"2024-10-30T22:16:59","slug":"goaanadii-ka-soo-baxay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-ay-ka-soo-horjeesteen-madaxweyneyaashii-hore-sh-shariif-iyo-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/10\/goaanadii-ka-soo-baxay-shirka-golaha-wadatashiga-qaran-oo-ay-ka-soo-horjeesteen-madaxweyneyaashii-hore-sh-shariif-iyo-farmaajo\/","title":{"rendered":"Go&#8217;aanadii Ka soo Baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ka Soo Horjeesteen Madaxweyneyaashii Hore Sh Shariif iyo Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed iyo Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa Sheegay in Go&#8217;aanada Shirka Golaha Wadatashiga Ka soo baxey aysan aheyn kuwo u Adeegaya Danaha Guud ee Qaranka iyo Wada jirka Dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweynayaashii Hore oo Barahooda Qoraalo soo dhigay ayaa Tilmaamey in La Lumiyey Wada jirkii iyo Wada Tashigii umadda u Dhaxeeyey meelna Looga Dhacey Dastuurkii heshiiska Lagu Wada ahaa Sidaas darteed Loo Baahanyahay in Caqligu Shaqeeyo Dalkana Lagu Maamulo waxa uu Tilmaamayo Dastuurka Ku Meelgaarka ah ee Federalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>waakan Qoraal uu Soo dhigay Bartiisa X Madaxweynihii Hore Maxamed C\/llaahi Farmaajo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/farrmajo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-109215\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/farrmajo-219x300.jpg\" alt=\"\" width=\"628\" height=\"860\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/farrmajo-219x300.jpg 219w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/farrmajo-306x420.jpg 306w\" sizes=\"auto, (max-width: 628px) 100vw, 628px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed iyo Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa Sheegay in Go&#8217;aanada Shirka Golaha Wadatashiga Ka soo baxey aysan aheyn kuwo u Adeegaya Danaha Guud ee Qaranka iyo Wada jirka Dadka Soomaaliyeed. Madaxweynayaashii Hore oo Barahooda Qoraalo soo dhigay ayaa Tilmaamey in La Lumiyey Wada jirkii iyo Wada Tashigii umadda u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":109218,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-109214","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109214","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=109214"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":109217,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109214\/revisions\/109217"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/109218"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=109214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=109214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=109214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}