{"id":10914,"date":"2012-12-08T23:32:43","date_gmt":"2012-12-08T20:32:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10914"},"modified":"2012-12-08T23:44:20","modified_gmt":"2012-12-08T20:44:20","slug":"bumb-gacmeed-caawa-lagu-tuurey-sheneemo-ducaale-ee-degmada-madiina","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/bumb-gacmeed-caawa-lagu-tuurey-sheneemo-ducaale-ee-degmada-madiina\/","title":{"rendered":"Bumb gacmeed caawa lagu tuurey sheneemo ducaale ee degmada madiina!"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashey bumb gacmeed la sheegey in lagu tuurey sheneemo ducaale ee deg.madiina gobolkan banaadir.<\/p>\n<p>Bumbka ayaa lagu tuurey sheneemada dhexdeeda goob dad badani ku fiirsanayeen ciyaar kubadda cagta ah,waxaana la sheegayaa in dhimashadu hada tahey ilaa 5 qof halka dhaawacu gaarayo 20 dad ku dhaw,falalka nuucan oo kale ah ayaa waxaa loo tiriyaa dad kasoo horjeeda shineemooyinka iyo goobaha sida qaldan waqtiga loogu lumiyo,mana aha markii ugu horeysey ee la weeraro meelaha aflaanta lagu fiirsado oo la oran karo illaah naguma keenee khaatumo xumo hadii ay taadu kugu timaad adigoo waxyaabo xun xun daawanaya.<\/p>\n<p>Gudoomiye kuxigeenka deg.madina ee dhanka arrimaha bulshada ayaa sheegey in bumbka uu tuurey qof shineemada ku dhexjirey oo aan debeda laga soo tuurin,isla markaana waxaa goobta soo gaarey ciidamada amniga oo baaritaankooda guda galey lamana sheegin cid loo qabtey bumbka lagu qarxiyey shineemo ducaale ee degmada madiina oo kamid ah degmooyinka gobolka banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashey bumb gacmeed la sheegey in lagu tuurey sheneemo ducaale ee deg.madiina gobolkan banaadir. Bumbka ayaa lagu tuurey sheneemada dhexdeeda goob dad badani ku fiirsanayeen ciyaar kubadda cagta ah,waxaana la sheegayaa in dhimashadu hada tahey ilaa 5 qof halka dhaawacu gaarayo 20 dad ku dhaw,falalka nuucan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10914","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10914","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10914"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10925,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10914\/revisions\/10925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}