{"id":10909,"date":"2012-12-07T23:29:57","date_gmt":"2012-12-07T20:29:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10909"},"modified":"2012-12-08T22:59:14","modified_gmt":"2012-12-08T19:59:14","slug":"ahlu-sunna-waljamaaca-oo-dowlada-ugu-baaqday-in-ay-banaanka-u-soo-saarto-kooxaha-dhibaatada-ku-haya-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/ahlu-sunna-waljamaaca-oo-dowlada-ugu-baaqday-in-ay-banaanka-u-soo-saarto-kooxaha-dhibaatada-ku-haya-shacabka\/","title":{"rendered":"Ahlu Sunna Waljamaaca Oo Dowlada Ugu Baaqday In Ay Banaanka U Soo Saarto Kooxaha Dhibaatada Ku Haya Shacabka."},"content":{"rendered":"<p>Culumaa&#8217;udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa cambaareeyay duqeymihii shacabka loo geystay habeenkii arbacada Waxayna wax laga xumaado ku tilmaamay in dadka oo hurdayay madaafiic lagu garaaco guryahooda Iyo Goobahooda Ganacsi.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxa Ay Culumaa&#8217;udiinka Ahlusuna Wax Laga Qiiroodo Ku Tilmaameen in kooxda Al-shabaab ay yihiin kuwo nabada ka soo horjeeda isla markaana shacabka aanay wax dan ah ka laheyn Sidii Arimahaasi Loogu Hortagi Lahaana Ay Sheegeen In Looga Baahanyahay Madaxda Dowlada.<\/p>\n<p>Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqay inay ciidamada dowladda gacan ku siiyaan sugida ammaanka isla markaana ay soo sheegaan kooxaha dhibaatada wada iyo kuwa guryahooda hortooda madaafiicda ka ridaya Oo Uu Ula Jeedo Dhaq Dhaqaaqa Shabaabul Mujaahidiin.<\/p>\n<p>culumaa&#8217;udiinka Ahlusunna Ayaa hey&#8217;adaha amaanka dowladda Usoo Jeediyeen Baaq Ku Aadan inay si deg deg ah wax uga qabtaan falalka amni xumo iyosidii ay dibada u soo saari lahaayeen Kooxaha Dhibaatada Wada Ee shacabka isku Dhex qarinaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Culumaa&#8217;udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa cambaareeyay duqeymihii shacabka loo geystay habeenkii arbacada Waxayna wax laga xumaado ku tilmaamay in dadka oo hurdayay madaafiic lagu garaaco guryahooda Iyo Goobahooda Ganacsi. Sidoo Kale Waxa Ay Culumaa&#8217;udiinka Ahlusuna Wax Laga Qiiroodo Ku Tilmaameen in kooxda Al-shabaab ay yihiin kuwo nabada ka soo horjeeda isla markaana shacabka aanay wax dan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10909","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10909"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10918,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10909\/revisions\/10918"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}