{"id":109053,"date":"2024-10-25T22:37:30","date_gmt":"2024-10-25T19:37:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=109053"},"modified":"2024-10-25T23:32:13","modified_gmt":"2024-10-25T20:32:13","slug":"shir-ay-qaban-qaabiyeen-imf-iyo-bangiga-adduunka-oo-wasiirka-maaliyadda-soomaaliya-uga-qayb-galey-washington-dc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/10\/shir-ay-qaban-qaabiyeen-imf-iyo-bangiga-adduunka-oo-wasiirka-maaliyadda-soomaaliya-uga-qayb-galey-washington-dc\/","title":{"rendered":"Shir ay Qaban Qaabiyeen IMF iyo Bangiga Adduunka oo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya uga Qayb galey Washington DC.."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo ka qeyb galayay shirar sanadeedka sanadlaha ah ee Hay\u2019adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka 2024-ka, ayaa kulamo la qaatay dhiggiisa Yurub si loo dardargeliyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo horumarinta dib u habeynta maaliyadeed ee dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka kulan uu la yeeshay Mr. Nick Dyer oo ka socday Waaxda Arrimaha Dibadda iyo Horumarinta ee UK, ayay labada dhinac isla soo qaadeen ballaarinta taageerada UK ee Soomaaliya. Wasiir Cige ayaa ka warbixiyay sida ay dowladda Soomaaliya uga go\u2019an tahay qorshayaasha horumarineed ee lagu doonayo in dib loogu habeeyo qaab-dhismeedka dhaqaalaha qaranka, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay kaalmada UK ee joogtada ah. Labada dhinac ayaa isla qaatay in la kordhiyo tabarucaadka Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah (IDA-21) ee Bangiga Adduunka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wasiir Biixi wuxuu la kulmay wasiirka horumarinta caalamiga ah ee Norway, Anne Beathe Tvinnereim. Waxa uu uga mahadceliyey Norway doorkeeda dayn cafinta Soomaaliy, taasoo uu wasiirku ku tilmaamay tillaabo taariikhi ah oo la gaarey dabayaaqadii 2023.<\/p>\n<p>Wasiirka maaliyadda\u00a0 ayaa muujiyay baahida degdegga ah ee loo qabo dhaqaale si wax looga qabto caqabadaha la xiriira cimilada ee saameeya Soomaaliya iyo guud ahaan dhaqaalaha caalamka.<\/p>\n<p>Biixi ayaa sidoo kale wadahadallo lala yeeshay Ms. Paula Conhte, Xoghayaha Guud ee Maamulka Lacagta iyo Maaliyadda Caalamiga ah ee Wasaaradda Maaliyadda ee Spain. Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay hannaanka deyn cafinta ee socda iyo doorka muuqda ee Spain ay ku leedahay dadaallada dib u habeynta maaliyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay taageerada dheer ee Spain ay ka geysaneyso cafinta daymaha iyo xiriirka wanaagsan ee ay la leedahay Soomaaliya. Kulan kale oo wasiirku la qaatay wafdi ka socday Denmark oo ay hoggaaminaysay Ms. Lotte M\u00f8nn\u00f8, Xoghayaha Horumarinta Siyaasadda Caalamiga ah, ayay uga wada hadleen sidii Denmark ay gacan ka geysan lahayd\u00a0 sidii Soomaaliya looga cafin lahaa deymaha lagu leeyahay iyadoo loo marayo naadiga Paris Club.<\/p>\n<p>Kulamada wafdiga Soomaaliya ee Washington ayaa ku soo idlaaday sida dowladdu sheegtay guul, taasoo xoojineysa go\u2019aanka Soomaaliya ee dib u habeynta maaliyadda, iyo horumar dhaqaale oo waara.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo ka qeyb galayay shirar sanadeedka sanadlaha ah ee Hay\u2019adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka 2024-ka, ayaa kulamo la qaatay dhiggiisa Yurub si loo dardargeliyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo horumarinta dib u habeynta maaliyadeed ee dalka. Wasiirka kulan uu la yeeshay Mr. Nick Dyer oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":109054,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-109053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=109053"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":109070,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/109053\/revisions\/109070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/109054"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=109053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=109053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=109053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}