{"id":10901,"date":"2012-12-07T23:13:23","date_gmt":"2012-12-07T20:13:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10901"},"modified":"2012-12-09T00:29:36","modified_gmt":"2012-12-08T21:29:36","slug":"puntland-oo-khalalaase-siyaasadeed-iyo-mid-dhaqaale-soo-wajahayo-xili-waqtigii-faroole-uu-dhamaad-yahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/puntland-oo-khalalaase-siyaasadeed-iyo-mid-dhaqaale-soo-wajahayo-xili-waqtigii-faroole-uu-dhamaad-yahey\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Yuusuf Xasan Oo Ku Dhaawacmay Qarax Caawa Ka Dhacay Masjika-Al-Hidaaya Xaafada Islii Ee Magaalada Nairobi."},"content":{"rendered":"<p>Masjid Al-hidaaya Oo Ku Yaalo Wadada Cham Street Xaafad Islii Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya Ayaa Caawa Waxaa La Sheegay In Uu Ka Dhacay Qaraxyo Xoogan Dhaliyayna Qasaaro Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac.<\/p>\n<p>Sida Ay Sheegayaan Wararka nagasoo gaaraya magaalada Nairobi in sedax qof ay ku dhinteen qaraxa xoogan oo ka dhacay xaafadda Islii oo ay Somaalidu ku badantahay Iyadoona Ay Jiraan Dhaawacyo Aad U Farabadan.<\/p>\n<p>Wariyaha Warsom Ee Magaalada Nairobi Ayaa Sheegay In Caawa Warbaahinta Kenya ay sheegtay in qaraxa ay ku dhaawacmeen 8 qof oo uu kamid yahay Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Kenya Oo Lagu Magacaabo Yuusuf Xasan.<\/p>\n<p>Qaraxa Ayaa Lagu Soo Waramayaan In Uu Ahaa Bambaano Nooca Gacanta Laga Tuuro Iyadoona Ay Qaraxday daqiiqado kadib Markii uu xildhibaan Yuusuf Xasan dhameeyay khudbad uu ujeediyay dad Shacab Ah Oo Ku Sugnaa Masjidka Al-Hidaaya.<\/p>\n<p>Masaajidka Al-Hidaaya Ee Dalka Kenya Qaraxa caawa ka dhacay Ayaa wuxuu kusoo aadayaa xilli Ay Maalmahaanba Baaritaano Iyo Howlgalo Amaanka Lagu Sugayo Ay Xaafada Islii Ka Wadeen Ciidamada Police-liska Dalka Kenya <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masjid Al-hidaaya Oo Ku Yaalo Wadada Cham Street Xaafad Islii Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya Ayaa Caawa Waxaa La Sheegay In Uu Ka Dhacay Qaraxyo Xoogan Dhaliyayna Qasaaro Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac. Sida Ay Sheegayaan Wararka nagasoo gaaraya magaalada Nairobi in sedax qof ay ku dhinteen qaraxa xoogan oo ka dhacay xaafadda Islii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10901","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10901","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10901"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10931,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10901\/revisions\/10931"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}