{"id":10897,"date":"2012-12-07T22:29:46","date_gmt":"2012-12-07T19:29:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10897"},"modified":"2012-12-07T22:29:47","modified_gmt":"2012-12-07T19:29:47","slug":"natiijo-horadhac-ah-oo-kasoo-baxeysa-doorashooyinki-somaliland-iyo-rabshado-kasoo-cusboonaadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/natiijo-horadhac-ah-oo-kasoo-baxeysa-doorashooyinki-somaliland-iyo-rabshado-kasoo-cusboonaadey\/","title":{"rendered":"Natiijo horadhac ah oo kasoo baxeysa doorashooyinki somaliland iyo rabshado kasoo cusboonaadey&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa lagu soo waramayaa in doorashooyinkii dawladaha hoose ee ay ku tartamayeen 7xisbi isla markaana laga rabo 3 xisbi qaran ayaa muran ka dhex aloosmey dawlada uu hugaamiyo xisbiga kulmiye iyo taageerayaasha ururka xaqsoor.<\/p>\n<p>Rabshadaha ayaa sababey dhimasho 4 qof iyo dhaawacyo 7 qof ah,waxaana gudoomiyaha ururka md xasan uu ku tilmaamey wax laga xumaado in shacabka xabado lala dhaco iyagoo xaq u leh in ay banaanbax nabadeed fekerkooda ku muujiyaan.<\/p>\n<p>Waxaa si horadhac ah loo saadaalinayaa in ay kala yihiin xisbiyada qaran ee soo bixi doonaa:<br \/>\n1 xisbiga talada haya ee kulmiye.<br \/>\n2 xisbiga daryeelka iyo caddaalada Ucid.<br \/>\n3 iyo xisbiga bedeley udub oo ah xisbiga wadani,waxaana laga yaabaa in ay wax iska bedelaan maadaama aaney gudiga doorashooyinku wali ku dhawaaqin natiijada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa lagu soo waramayaa in doorashooyinkii dawladaha hoose ee ay ku tartamayeen 7xisbi isla markaana laga rabo 3 xisbi qaran ayaa muran ka dhex aloosmey dawlada uu hugaamiyo xisbiga kulmiye iyo taageerayaasha ururka xaqsoor. Rabshadaha ayaa sababey dhimasho 4 qof iyo dhaawacyo 7 qof ah,waxaana gudoomiyaha ururka md xasan uu ku tilmaamey wax laga xumaado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10897","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10897"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10903,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10897\/revisions\/10903"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}