{"id":10887,"date":"2012-12-07T03:43:30","date_gmt":"2012-12-07T00:43:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10887"},"modified":"2012-12-07T03:43:30","modified_gmt":"2012-12-07T00:43:30","slug":"xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-shir-ku-yeeshey-muqdisho-qodobana-kasoo-saarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-shir-ku-yeeshey-muqdisho-qodobana-kasoo-saarey\/","title":{"rendered":"Xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed oo shir ku yeeshey muqdisho qodobana kasoo saarey&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Shir uu muqdisho ku yeeshey xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka xmjs md cali maxamed nuux timajilic ayaa lagaga hadley marxalada siyaasadeed iyo nabadgelyo ee dalku marayo,waxaana dood iyo falanqeyn kadib shirka laga soo saarey qodobadan:<br \/>\n1 xmjs wuxuu soo dhaweynayaa hadalkii madaxweyne xasan sheekh ee tilmaamayey in la qaado dhamaan isbaarooyinka magaalada muqdisho dhexyaala,si magaaladu isugu furanto culeyska dhaqaalena dadka looga qaado.<br \/>\n2 xmjs wuxuu talo kusoo jeedinayaa in ciidamada amniga la geeyo meel kasta oo isbaaro laga qaadey,isla markaana la jiheeyo ciidamadii hore ugu sugnaa meelaha laga wareejiyey isbaarada.<br \/>\n3 xmjs wuxuu usoo jeedinayaa baarlamaanka soomaaliya in ay guda galaan sameynta xeerka axsaabta siyaasada dalka si dhaqso ah maadaama la rabo in dalku doorasho galo,isla markaana axsaabta siyaasada laga tix geliyo xeerka axsaabta oo ay wax kasameeyaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa laga hadley qodobo kale oo la xiriira sidii dar dar loo sii gelin lahaa hawlaha xisbiga mjs ee heer qaran gobol iyo degmo,dhamaan xafiisyada uu xisbigu ku leeyahey gobolada dalka,shirkan oo ah mid caadi ah oo khamiis kasta dhaca ayaa waxa uu kusoo gabangaboobey jawi hagaagsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir uu muqdisho ku yeeshey xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka xmjs md cali maxamed nuux timajilic ayaa lagaga hadley marxalada siyaasadeed iyo nabadgelyo ee dalku marayo,waxaana dood iyo falanqeyn kadib shirka laga soo saarey qodobadan: 1 xmjs wuxuu soo dhaweynayaa hadalkii madaxweyne xasan sheekh ee tilmaamayey in la qaado dhamaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10887","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10887"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10899,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10887\/revisions\/10899"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}