{"id":10866,"date":"2012-12-06T23:16:19","date_gmt":"2012-12-06T20:16:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10866"},"modified":"2012-12-07T03:11:32","modified_gmt":"2012-12-07T00:11:32","slug":"qarax-qasaaro-nafeed-geestay-oo-maanta-ka-dhacay-gudaha-suuqa-bakaaraha-ee-gbanaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/qarax-qasaaro-nafeed-geestay-oo-maanta-ka-dhacay-gudaha-suuqa-bakaaraha-ee-gbanaadir\/","title":{"rendered":"Dahablaha suuqa bakaaraha oo bambo lagu qarxiyey khasaare dhimasho iyo dhaawacna sababey.."},"content":{"rendered":"<p>Qaraxaani Ayaa La Sheegay In Uu Ka Dhacay Suuqa Dahablaha Ee Bakaaro Iyadoona Uu Qaraxaasi Dhaliyay Qasaaro Nafeed Taasi Oo Soo Gaartay Qaar Kamid Ah Ganacsatada Tahabka Iyo Kuwa Kale Oo Halkaasi Ku Sugnaa<\/p>\n<p>4Ruux Ayaa Inta Lagu Waramayo Ku Dhaawacantay Qof Kalena Wuu Ku Geeriyooday Bum-kaasi La Sheegay In Ay Soo Tuureen Wiil Dhalinyaro Ah Islamarkaana Uu Ka Baxsaday Kadib Markii Uu Tuuray Bambadaasi<\/p>\n<p>Qaraxa Kadib Ayaa Goobta Waxaa Soo Gaaray Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowlada Soomaaliya Gaar Ahaa Ciidamada Amaanka Suuqa Bakaaraha Iyagoona Halkaasi Ka Sameeyay Baaritaano Ay Ku Baadi Goobayaan Qofka Tuuray Bum-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxaani Ayaa La Sheegay In Uu Ka Dhacay Suuqa Dahablaha Ee Bakaaro Iyadoona Uu Qaraxaasi Dhaliyay Qasaaro Nafeed Taasi Oo Soo Gaartay Qaar Kamid Ah Ganacsatada Tahabka Iyo Kuwa Kale Oo Halkaasi Ku Sugnaa 4Ruux Ayaa Inta Lagu Waramayo Ku Dhaawacantay Qof Kalena Wuu Ku Geeriyooday Bum-kaasi La Sheegay In Ay Soo Tuureen Wiil Dhalinyaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10866","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10866"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10895,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10866\/revisions\/10895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}