{"id":108646,"date":"2024-10-12T03:40:27","date_gmt":"2024-10-12T00:40:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=108646"},"modified":"2024-10-12T03:42:01","modified_gmt":"2024-10-12T00:42:01","slug":"rasaas-xoogan-oo-caawa-gilgishay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/10\/rasaas-xoogan-oo-caawa-gilgishay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Rasaas Xoogan oo Caawa Gilgishay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Caawa Mar qura is Qabsadey Rasaas la garan waaayey waxa ay tahey hase yeeshee waxaa markii danbe La ogaadey in Rasaastu tahey Beel kamid ah BeelHa Soomaaliyeed oo u dabaal degeysay Calan ay si gaar ah u Sameysteen iyo Awooda ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Beeshaan oo deegaan ahaan degta Gobolka Hiiraan Qeybo ka Mid ah ayaa waxey ka soo horjeesatey Maamulka Hirshabeele waxeyna Sameysteen Calsn iyo Magac u gaar ah (calan ka kooban labo midab mid muujinaya oo u eg Calanka jamhuuriyada Soomaaliya iyo midab kale oo uu ka dhex muuqdo Geedka baarka la dhaho oo magaalada Beledwyne Caan ku tahey..<\/p>\n<p>Dad badan oo Cabsi iyo khal khal galay ayaa markii baraha bulshada lasoo geliyey Dabaal degga Hiiraan State ayaa xaaladoodu Caadi Noqotay isla markaana Boorsooyinka Dhulka Dhigay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Caawa Mar qura is Qabsadey Rasaas la garan waaayey waxa ay tahey hase yeeshee waxaa markii danbe La ogaadey in Rasaastu tahey Beel kamid ah BeelHa Soomaaliyeed oo u dabaal degeysay Calan ay si gaar ah u Sameysteen iyo Awooda ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho. Beeshaan oo deegaan ahaan degta Gobolka Hiiraan Qeybo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":108617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-108646","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/108646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=108646"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/108646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":108647,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/108646\/revisions\/108647"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/108617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=108646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=108646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=108646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}