{"id":108591,"date":"2024-10-10T21:46:22","date_gmt":"2024-10-10T18:46:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=108591"},"modified":"2024-10-10T22:45:50","modified_gmt":"2024-10-10T19:45:50","slug":"duulimaadyadii-nairobi-iyo-muqdisho-oo-diyaarada-kenya-airways-joojisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/10\/duulimaadyadii-nairobi-iyo-muqdisho-oo-diyaarada-kenya-airways-joojisay\/","title":{"rendered":"Duulimaadyadii Nairobi iyo Muqdisho oo Diyaarada Kenya Airways Joojisay."},"content":{"rendered":"<p>Kenya Airways ayaa joojisay\u00a0 duulimaadyada rakaabka ee Muqdisho laga bilaabo 14-ka Oktoobar 2024, sababo la xiriira caqabado hawleed.<\/p>\n<p>Warkaan waxaa shaaciyay Maareeyaha Guud ee Kenya Airways iyo Madaxa Fulinta, Allan Kilavuka, isagoo warqad u qoray Xoghayaha Guud ee Wasaaradda Waddooyinka iyo Gaadiidka Kenya, Maxamed Daghar, 9-ka Oktoobar 2024.<\/p>\n<p>&#8220;Sababo la xiriira caqabado hawleed, guddiga iyo maamulka Kenya Airways waxay go\u2019aansadeen inay joojiyaan duulimaadyada rakaabka ee Muqdisho, taasoo dhaqan galaysa 14-ka Oktoobar 2024,&#8221; ayuu Kilavuka ku yiri warqadda.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan wuxuu yimid kadib markii shirkaddu falanqeysay xaaladda ganacsi ee hadda jirta. Kilavuka wuxuu caddeeyay in go\u2019aanka lagu gaaray danta shirkadda, isagoo tixgelinaya caqabadaha ay ku wajahantahay xaaladda hadda jirta.<\/p>\n<p>&#8220;Kenya Airways waxay codsaneysaa in la fahmo isbeddelkan aan la filan karin ee laga yaabo inuu dib u celiyo horumarka wanaagsan ee ilaa hadda la gaaray,&#8221; ayuu raaciyay Kilavuka.<\/p>\n<p>Shirkadda diyaaradaha Kenya ayaa\u00a0 la kulantay tartan xoog leh oo kaga imaanayay shirkadaha diyaaradaha ee Soomaalida leh, kuwaas oo ay ka mid yihiin Freedom Airline Express iyo Premier Airlines. Shirkadahan ayaa bixiya xulashooyin dheeraad ah sida tikidhada hal-jiho iyo ganaaxa loogu talagalay rakaabka aan imaan duulimaadka.<\/p>\n<p>Shirkadahaan Soomaalida ah, kuwaas oo maamula qaar ka mid ah 25-ka duulimaad ee todobaadlaha ah ee jidkan, waxay caan ku noqdeen inay si gaar ah ula qabsadaan rabitaanka rakaabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Rakaab badan ayaa ka fogaaday Kenya Airways sababo la xiriira siyaasadahooda, sida ku qasbidda dadka haysta baasaboorka Soomaaliya inay iibsadaan tikidhada labada-jiho, taas oo ka duwan dabacsanaanta shirkadaha Soomaalida.<\/p>\n<p>La\u2019aanta dabacsanaantaan ayaa ka dhigtay shirkadda Kenya Airways mid aan tartan ku galin jidka Nairobi-Muqdisho, iyadoo shirkadaha Soomaalida leh ay kasbadeen taageerada sii kordhaya ee rakaabka.<\/p>\n<p>Ilo sare oo ka tirsan Maamulka Duulista Rayidka ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in mas\u2019uuliyiintu horey u sii arkeen caqabadahaan. Intii ay socdeen wadahadallada, mas\u2019uuliyiinta Soomaaliyeed waxay sharaxeen baahida loo qabo in Kenya Airways ay si fiican ula qabsato hab dhaqanka safarka ee rakaabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>In kasta oo mas\u2019uuliyiinta Kenya ay ballanqaadeen inay gaarsiin doonaan walaacyadaan mas\u2019uuliyiinta Kenya Airways ee Nairobi, ilaha ayaa tilmaamay in isbeddellada siyaasadeed ee suurtagalka ah ay u baahan yihiin ansixinta guddiga shirkadda diyaaradaha.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kenya Airways ayaa joojisay\u00a0 duulimaadyada rakaabka ee Muqdisho laga bilaabo 14-ka Oktoobar 2024, sababo la xiriira caqabado hawleed. Warkaan waxaa shaaciyay Maareeyaha Guud ee Kenya Airways iyo Madaxa Fulinta, Allan Kilavuka, isagoo warqad u qoray Xoghayaha Guud ee Wasaaradda Waddooyinka iyo Gaadiidka Kenya, Maxamed Daghar, 9-ka Oktoobar 2024. &#8220;Sababo la xiriira caqabado hawleed, guddiga iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":108592,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-108591","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/108591","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=108591"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/108591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":108608,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/108591\/revisions\/108608"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/108592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=108591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=108591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=108591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}