{"id":10849,"date":"2012-12-05T23:30:27","date_gmt":"2012-12-05T20:30:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10849"},"modified":"2012-12-05T23:30:27","modified_gmt":"2012-12-05T20:30:27","slug":"allaha-u-naxariistee-waxaa-caawa-muqdisho-ku-geeryoodey-fanaanka-caanka-ahaa-axmed-heybe-caraalle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/allaha-u-naxariistee-waxaa-caawa-muqdisho-ku-geeryoodey-fanaanka-caanka-ahaa-axmed-heybe-caraalle\/","title":{"rendered":"Allaha u naxariistee waxaa caawa muqdisho ku geeryoodey fanaanka caanka ahaa Axmed Heybe Caraalle."},"content":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa caawa muqdisho ku geeryoodey fanaan Axmed Heybe Caraale oo ahaa fanaan caan ah isla markaana ka tirsanaa fanaaniinta qaranka ee waaberi.<\/p>\n<p>Fanaanka ayaa u geeryoodey xanuun mar qura kusoo boodey oo aan la garaneyn,hase ahaatee waxaa tacsi tiiraayo leh u diraya qoyski iyo qaraabadi uu ka baxey allaha u naxariistee Axmed Heybe Caraale gudoomiye ku xigeenka xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed cali maxamed nuux timajilic,xubnaha gudiga fulinta xisbigaas iyagoo alle uga baryey in uu janadiisa ka waraabiyo qoyski caruurti iyo eheladii uu ka tageyna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin(inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun).<\/p>\n<p>Fanaanka oo ahaa abwaan mulaxan iyo majaajiliiste ayaa aaskiisu beri ka dhici doonaa magaalada muqdisho insha allaah,iyadoo la filayo in dad badani kasoo qeyb geli doonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa caawa muqdisho ku geeryoodey fanaan Axmed Heybe Caraale oo ahaa fanaan caan ah isla markaana ka tirsanaa fanaaniinta qaranka ee waaberi. Fanaanka ayaa u geeryoodey xanuun mar qura kusoo boodey oo aan la garaneyn,hase ahaatee waxaa tacsi tiiraayo leh u diraya qoyski iyo qaraabadi uu ka baxey allaha u naxariistee Axmed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10849","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10849","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10849"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10858,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10849\/revisions\/10858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}