{"id":10847,"date":"2012-12-05T18:28:54","date_gmt":"2012-12-05T15:28:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10847"},"modified":"2012-12-05T19:24:47","modified_gmt":"2012-12-05T16:24:47","slug":"khasaaraha-dhimasho-iyo-dhaawac-ee-ka-dhashey-madaafiic-xaley-lagu-garaacey-deg-boondheere-iyo-wardhiigley-oo-isasoo-taraya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/khasaaraha-dhimasho-iyo-dhaawac-ee-ka-dhashey-madaafiic-xaley-lagu-garaacey-deg-boondheere-iyo-wardhiigley-oo-isasoo-taraya\/","title":{"rendered":"Khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashey madaafiic xaley lagu garaacey deg.boondheere iyo wardhiigley oo isasoo taraya."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa isasoo taraya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ay geysteen madaafiic xaley ku habsatey guryo dad rayid ahi degenyihiin oo ku kala yaala degmooyinka wardhiigley iyo boondheere.<\/p>\n<p>Dhimashada ayaa gaareysa ilaa iyo shan ruux halka todobo kalena lagu dabiibayo cisbitaalada muqdisho waxaana madaafiicdan aan loo meel dayin cambaareeyey wax garad badan oo bulshada muqdisho ka mid ah.<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu horeysey ee sidan oo kale madaafiic loola dhaco dad aan siyaasad shaqo ku laheyn waxeyna u muuqataa in lagu wiiqayo awooda dawlada tabarta yar ee hada dhalatey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa isasoo taraya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ay geysteen madaafiic xaley ku habsatey guryo dad rayid ahi degenyihiin oo ku kala yaala degmooyinka wardhiigley iyo boondheere. Dhimashada ayaa gaareysa ilaa iyo shan ruux halka todobo kalena lagu dabiibayo cisbitaalada muqdisho waxaana madaafiicdan aan loo meel dayin cambaareeyey wax garad badan oo bulshada muqdisho ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10847","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10847"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10852,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10847\/revisions\/10852"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}