{"id":10828,"date":"2012-12-05T00:55:54","date_gmt":"2012-12-04T21:55:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10828"},"modified":"2012-12-05T01:05:55","modified_gmt":"2012-12-04T22:05:55","slug":"war-deg-deg-ahtiro-hoobiyayaal-ah-oo-haatan-si-toos-ah-ugu-dhaceysa-gudaha-xarunta-madaxtoyo-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/war-deg-deg-ahtiro-hoobiyayaal-ah-oo-haatan-si-toos-ah-ugu-dhaceysa-gudaha-xarunta-madaxtoyo-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah&#8221;Tiro Hoobiyayaal Ah Oo Haatan Si Toos Ah Ugu Dhaceysa Gudaha Xarunta Madaxtoyo Ee Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>War Deg Deg Ah&#8221;Tiro Hoobiyayaal Ah Oo Haatan Si Toos Ah Ugu Dhaceysa Gudaha Xarunta Madaxtoyo Ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Duqeyn Aad U Xoogan Ayaa Haatan Waxa Ay Ku Dheceysaa Xarunta Madaxtooyo Villa Somalia Ee Magaalada Muqdisho Iyadoona Ay Madaafiicdaasi Sidoo Kale ku Dheceyso Agagaaraha Madaxtooyada<\/p>\n<p>Tirada Rasmiga Ah Oo Ilaa Iyo Haatan La Maqlay Ayaa Ah 5madfac Oo Midkii Ugu Horeysay Dadka Intoodii Badan U Qaateen In Ay Tahay Qarax Miino Balse Markii Ay Maqleen Qaraxyo Kale Oo Sida Roobka U Hoobanaysa Taasi Oo Ku Dhaceysay Agagaaraha Villada Ee Magaalada Muqdisho Ay Xaqiiqsadeen In Ay Tahay Weerar Madaafiic Hoobiyaal Ah In Ay Tahay.<\/p>\n<p>WIXII WAR AH OO KU SOO KORDHA MADAAFIICDAASI KU DHACEYSO XILLA SOOMAALIYA IYO QASAARO HADDII AY GEESTEEN KALA SOCO WARSOM.COM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War Deg Deg Ah&#8221;Tiro Hoobiyayaal Ah Oo Haatan Si Toos Ah Ugu Dhaceysa Gudaha Xarunta Madaxtoyo Ee Muqdisho. Duqeyn Aad U Xoogan Ayaa Haatan Waxa Ay Ku Dheceysaa Xarunta Madaxtooyo Villa Somalia Ee Magaalada Muqdisho Iyadoona Ay Madaafiicdaasi Sidoo Kale ku Dheceyso Agagaaraha Madaxtooyada Tirada Rasmiga Ah Oo Ilaa Iyo Haatan La Maqlay Ayaa Ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10828","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10828","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10828"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10835,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10828\/revisions\/10835"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}