{"id":10824,"date":"2012-12-05T00:53:39","date_gmt":"2012-12-04T21:53:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10824"},"modified":"2012-12-05T01:07:08","modified_gmt":"2012-12-04T22:07:08","slug":"al-shabaab-oo-sheegatay-in-ay-gaari-nooca-suuga-ah-ka-gubeen-ciidamada-ethopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/al-shabaab-oo-sheegatay-in-ay-gaari-nooca-suuga-ah-ka-gubeen-ciidamada-ethopia\/","title":{"rendered":"Al-shabaab Oo Sheegatay In Ay Gaari Nooca Suuga Ah Ka Gubeen Ciidamada Ethopia."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowlada Ithopia Kolonyo Gaadiid Ah Oo ka soo baxday dhanka Qansaxdheere ayaa La Sheegay In gaari Uuraal ah looga gubay deegaanka Wardiille oo ku dhawaad 35km u jira magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolkaasi Bay.<\/p>\n<p>Waxaa Sidoo Kale La Sheegay In Ay Gawaarida saarnaayeen Ciidamo fara badan Iyadoona Ay si buuxda ugu Basbeeshay qaraxaasi Lala Bar Tilmaameedsaday Kolonyadaasi Ay Saarnaayeen Ciidamada Ithopia Waxaana<br \/>\nLa Sheegay In Uu ka dhashay khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Sarkaal Ka Tirsan Saraakiisha Xarakada  Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa sheegay In gaariga qaraxu qabsaday uu saarnaa qoriga Zuugga isla markaana uu ku gudubtay qaraxa Uu Sheegay In Ay La Eegteen Dagaalyahano Ka Tirsan Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowlada Ithopia Kolonyo Gaadiid Ah Oo ka soo baxday dhanka Qansaxdheere ayaa La Sheegay In gaari Uuraal ah looga gubay deegaanka Wardiille oo ku dhawaad 35km u jira magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolkaasi Bay. Waxaa Sidoo Kale La Sheegay In Ay Gawaarida saarnaayeen Ciidamo fara badan Iyadoona Ay si buuxda ugu Basbeeshay qaraxaasi Lala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10824","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10824"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10837,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10824\/revisions\/10837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}