{"id":1079,"date":"2011-05-29T18:10:23","date_gmt":"2011-05-29T18:10:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1079"},"modified":"2011-05-29T18:10:26","modified_gmt":"2011-05-29T18:10:26","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-ee-mujaahidiinta-al-shabaab-iyo-ganacsatada-gobolka-banaadir-oo-kawada-hadlay-ka-qeyb-qaadashada-dagaalada-muqdisho-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/maamulka-gobolka-banaadir-ee-mujaahidiinta-al-shabaab-iyo-ganacsatada-gobolka-banaadir-oo-kawada-hadlay-ka-qeyb-qaadashada-dagaalada-muqdisho-ka-socda\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir Ee Mujaahidiinta Al Shabaab Iyo Ganacsatada Gobolka Banaadir Oo Kawada Hadlay Ka Qeyb Qaadashada Dagaalada Muqdisho Ka Socda"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/shaba.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1080\" title=\"shaba\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/shaba.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"299\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/shaba.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/shaba-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kulakaani oo ahaa mid xasaasi ah ayna ka qeyb galeen gabi ahaan ganacsatada ugu waaweyn ee Magaalada Muqdisho iyo Maamulka Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa maanta ka dhacay gudaha Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Sh. Maxamed Abuu C\/raxmaan oo ah gudoomiyaha gobolka banaadir ee Mujaahidiinta Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay Kulankaasi ka Dib ayaa Sheegay In ay kawada Hadleen Ganacsatada Iyo Walaayada banaadir Sidii la isaga Kaashan lahaa Dagaalka Looga Soo Hoejeedo Ciidamada Shisheeye Ee Ku Soo Duulay dalka Soomaaliya Iyo Kuwa taageera Isagoona Sheegay In Gabi ahaanba ay Isku Raaceen In Si wada Jir Loola dagaalamo Ciidamada Shisheeye<\/p>\n<p>Sidoo kale Shiikha ayaa Xusay In Ganacsatada ay balan qaadeen In ay Hiil Iyo Hooba Ku taageeraan dagaalka Jihaadka ah ee Ka Socda dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Si Kastaba Kulankaani ayaa Ku Soo Beegmayaa Xili Dhawaan Ciidamada Ka Socda Uganda Iyi Brundi ay Duulaan Gar Darro ah Ku Qaadeen Suuqa Bakaaraha Oo ah Xudun ganacsi ee dalka Soomaalia<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><font style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\" size=\"4\" color=\"#0000ff\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><\/span><span style=\"color: #ff0000;\"><span style=\"color: #ff0000;\"><font style=\"color: #ff0000;\" color=\"#ff0000\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><\/span><span style=\"color: #ff0000;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\"><strong><font style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\" size=\"4\" color=\"#0000ff\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/font><\/strong><\/span><\/strong><\/span><\/em><\/strong><span style=\"font-size: small; color: #0000ff;\"> <\/span><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff;\">*<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #ff0000;\"><strong><span style=\"color: #ff0000;\"><strong><font style=\"color: #ff0000;\" color=\"#ff0000\">(<\/p>\n<p><\/font><\/strong><\/span><\/strong><\/span><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"color: #ff0000;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulakaani oo ahaa mid xasaasi ah ayna ka qeyb galeen gabi ahaan ganacsatada ugu waaweyn ee Magaalada Muqdisho iyo Maamulka Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa maanta ka dhacay gudaha Magaalada Muqdisho Sh. Maxamed Abuu C\/raxmaan oo ah gudoomiyaha gobolka banaadir ee Mujaahidiinta Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay Kulankaasi ka Dib ayaa Sheegay In ay kawada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1079","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1079","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1079"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1090,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1079\/revisions\/1090"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}