{"id":10748,"date":"2012-12-02T00:23:20","date_gmt":"2012-12-01T21:23:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10748"},"modified":"2012-12-02T00:37:22","modified_gmt":"2012-12-01T21:37:22","slug":"kooxo-hubeysan-oo-askari-ka-tirsanaa-ciidamada-nabad-sugida-ku-toogtay-degmada-kaaraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/12\/kooxo-hubeysan-oo-askari-ka-tirsanaa-ciidamada-nabad-sugida-ku-toogtay-degmada-kaaraan\/","title":{"rendered":"Kooxo Hubeysan Oo Askari Ka Tirsanaa Ciidamada Nabad Sugida Ku Toogtay Degmada Kaaraan."},"content":{"rendered":"<p>Kooxo Ku Hubeysan Biskoolado ayaa waxay xalay  ku dileen Sida La Sheegay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya oo ku sugnaa Degmada Kaaraan Ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dadka Deegaanka Oo Goortii Uu Falkaasi Dhacayay Goobjooga U ahaa ayaa Waxa Ay Warsom U sheegeen in Rag Dhowr Ah oo ku hubeysnaa bastoolado ay toogteen Askarigaasi ka tirsanaa Ciidamada Nabad Sugida oo marayay Suuqa Degmada Kaaraan Ee Woqooyiga Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dilka Ruuxaasi La Sheegay In Uu Ahaa Sarkaalka ka tirsanaa Nabad Sugida Dowladda Federaalka Ayaa waxa uu ka Qeyb yahay dilalka qorsheysan ee xoogaga Hubeysan ka fuliyaan Magaalada Muqdisho Iyadoona maalmahanba Ay Soo kordhayaan falalka lagu qaarajinayo Shaqaalaha Dowlada Iyo Shaqsiyaad Kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo Ku Hubeysan Biskoolado ayaa waxay xalay ku dileen Sida La Sheegay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya oo ku sugnaa Degmada Kaaraan Ee Gobolka Banaadir. Dadka Deegaanka Oo Goortii Uu Falkaasi Dhacayay Goobjooga U ahaa ayaa Waxa Ay Warsom U sheegeen in Rag Dhowr Ah oo ku hubeysnaa bastoolado ay toogteen Askarigaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10748","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10748"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10754,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10748\/revisions\/10754"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}