{"id":107445,"date":"2024-09-06T23:37:55","date_gmt":"2024-09-06T20:37:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=107445"},"modified":"2024-09-06T23:57:07","modified_gmt":"2024-09-06T20:57:07","slug":"golayaasha-barlamaanka-federalka-oo-meel-u-wada-guurey-garabna-siiyey-kuwii-taageeray-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/09\/golayaasha-barlamaanka-federalka-oo-meel-u-wada-guurey-garabna-siiyey-kuwii-taageeray-ethiopia\/","title":{"rendered":"Golayaasha Barlamaanka Federalka oo Meel u wada Guurey Garabna Siiyey kuwii Taageeray Ethiopia."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay xalinta kala aragti duwanaasho xoogan oo u dhaxeysay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo kala jeeda maamulada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Banaadir.<\/p>\n<p>Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas iyo Senator Siciid Siyaad Shirwac oo ku hadlaayay magaca Xildhibaanada Hawiye, gaar ahaan beesha Habargidir ayaa Xildhibaanadda kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ka raali galiyay falcelintii ay la kulmeen iyo sida loo fasiray hadal ay horey uga sheegeen Warbaahinta.<\/p>\n<p>\u201cUmadda Soomaaliyeed badeeda iyo barrigeeda hadii lagu soo xad gudbo waxaan midnimo ahayn laguma difaaci karo, reer Koonfur Galbeed waa walaalaheen Ethiopian ma jecla ee raalli ahaada, Dad badan oo xilal haya oo naga soo jeeda ayey warar deel qaaf ah ka dhaceen, maamulada, odayaasha, agaasimayaasha iyo qof kasta oo ka soo jeeda cidda aan afkooda ku hadleyno waxaan ka codsaneynaa in doodaan lasoo afjaro oo wixii dhacay laga daawoobo\u201d ayuu yiri Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Nuur Jilley oo ku hadlayay magaca Xildhibaanada kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dhankooda ay raali gelinta ka aqbaleen dhigooda ay kala aragti duwanaantu kala dhaxeysay, wuxuuna ku baaqay in laga wada shaqeeyo dowladnimada Soomaaliyeed oo hal meel looga soo wada jeesto cadowga dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&#8220;Warkeenna dad ayaa ka arkay fursad ay Soomaali ku kala fogeyn karaan, anagu Ethiopian ma taageerin, si buuxda ayaan u aqbalnay raalli galinta xildhibaanada matalayey dadka Banaadir. Bulshada reer K\/Galbeed waxaan u sheegeynaa inaan ka wadashaqeyno wadajirka umadda iyo difaaca dalka, anagoo ku hadleyna afka reer K\/Galbeed waxaan aqbalnay raali gelintii, idinkuna nala qaata, wanaaga iyo dowladnimada inaan ka wada shaqeyno ayaa noo balan ah&#8221; ayuu yiri Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Nuur Jiley.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii khilaafkaan xalka laga gaaray ayaa ahaa mid ka dhashay hadal kasoo yeeray gudoomiyaha odayaasha beelaha Hawiye oo ku goodiyey in Xildhibaanada Koonfur Galbeed guryaha ku weerari doonaan hadii aysan ka laaban go&#8217;aankii ay ku taageereen in ciidamada Itoobiya dalka sii joogaan, islamarkaana ay ku diideen in ciidanka Masar la geeyo deegaanada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay xalinta kala aragti duwanaasho xoogan oo u dhaxeysay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo kala jeeda maamulada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Banaadir. Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas iyo Senator Siciid Siyaad Shirwac oo ku hadlaayay magaca Xildhibaanada Hawiye, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":107446,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-107445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=107445"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":107456,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/107445\/revisions\/107456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/107446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=107445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=107445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=107445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}