{"id":10727,"date":"2012-11-30T01:20:08","date_gmt":"2012-11-29T22:20:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10727"},"modified":"2012-11-30T01:29:10","modified_gmt":"2012-11-29T22:29:10","slug":"xisbiga-midnima-jamhuriga-oo-soo-dhaweeyay-hawl-galada-lagu-qaadayo-jid-gooyoyinka-sharci-darrada-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/xisbiga-midnima-jamhuriga-oo-soo-dhaweeyay-hawl-galada-lagu-qaadayo-jid-gooyoyinka-sharci-darrada-ah\/","title":{"rendered":"Xisbiga Midnima Jamhuriga Oo Soo Dhaweeyay Hawl Galada Dowlada Ay Ku Sifeynayso Jid Gooyoyinka Sharci Darrada Ah."},"content":{"rendered":"<p>Sharkan jaraa&#8217;id oo aay Maanta Xisbiga Midnimada Jamhuuriga soomaaliyed ay ku Qabten Xarunta ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho ayaa Waxa aay ku taageeren sida hagaagsan uu u hir galay Amarka Dhawaan Ka soo baxay Xafiska Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu horeen Shirka Jaraa&#8217;id Ee XMJS ku Taageen isbaarooyin laga Sifeeyay inta Badan magaalada muqdisho ayaa ugu horenta waxa ka hadlay Guddoomiye Ku Xigenka XMJS Mudane Cali Max&#8217;ed Nuux Timajilic isagona sheegay inay tahay  arin muhim ah oo la taaban karayo.<\/p>\n<p>Timajilic &#8220;Haddi aa nahay Xisbiga Midnimada Jamhuuriga waxaan uma soomaaliyeed u sheegeen in Madaxweyne xasan shiikh uu yahay mas&#8217;ul daacad ah oo ka fakaraya dhibaatoyinka shacabka soomaaliyeed lagu hayo dantisana u ka hormarinayo danta shacabka&#8221;ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sido kale mr Timajilic ayaa sheegay inay Xubnaha XMJS Taagerayan Dowlada U hogaamiye Madaxweyne Xasan shiikh.<\/p>\n<p>Shirkan jaraa&#8217;id ay XMJS Ku Taagerayaa Madaxweyne Gur Guurte Xilli U hir galay Amarki lagu mamnucay Lacagaha Sharci darada ah ee Laga Qaaday darawalada gaadidka ee u adeega umadda soomaaliyeed.  <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sharkan jaraa&#8217;id oo aay Maanta Xisbiga Midnimada Jamhuuriga soomaaliyed ay ku Qabten Xarunta ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho ayaa Waxa aay ku taageeren sida hagaagsan uu u hir galay Amarka Dhawaan Ka soo baxay Xafiska Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya. Ugu horeen Shirka Jaraa&#8217;id Ee XMJS ku Taageen isbaarooyin laga Sifeeyay inta Badan magaalada muqdisho ayaa ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10727","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10727"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10731,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10727\/revisions\/10731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}