{"id":10718,"date":"2012-11-30T00:47:38","date_gmt":"2012-11-29T21:47:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10718"},"modified":"2012-11-30T00:55:47","modified_gmt":"2012-11-29T21:55:47","slug":"faroole-oo-ka-jawaabay-banaanbixii-qardhowarbaahinada-ka-howlgala-puntland-na-u-hanjabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/faroole-oo-ka-jawaabay-banaanbixii-qardhowarbaahinada-ka-howlgala-puntland-na-u-hanjabay\/","title":{"rendered":"Faroole Oo Ka Jawaabay Banaanbixii Qardho,Warbaahinada Ka Howlgala Puntland-na U Hanjabay"},"content":{"rendered":"<p>C\/raxmaan Sh.Max&#8217;uud Faroole Gudoomiyaha Maamulka Puntlanda Oo Ka Waramay Dhacadaadii Ka Dhacday Qardho ayaa Waxa Uu  ku tilmaamey mid ay idaacadaha qaarkood buun-buuniyeen kuwaas oo weli qaba colaad qabiil.<\/p>\n<p>Qardho Mudaaharaadkii Ka Dhacay ayaa Faroole Waxa Ku Tilmaamay in ay sababeen 4 nin oo keliya oo uu sheegay in lacag la siiyey mudadii 5 maalmood ahayd Uu ku sugnaana Qardho kama hadlin mudaaharaadkaas.<\/p>\n<p>Gudoomiye Faroole Oo Sidoo kale weerar ku qaadey laba nin oo shalay laga sii daayey idaacadda VOA kuwaas oo ka hadlaayey xaaladda Puntland, waxaana ka mid ahaa Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Puntland Cabdirisaaq Afuguud<\/p>\n<p>gudoomiye Faroole ayaa Waxa Uu U Hanjabay idaacadaha Ka Howlgala Gobolka Oo Uu Maamulo Isagoona Xusay In sharciga la tiigsan doono Awoodiisana Uu U Isticmaalayo Warbaahintii Waxa Uu Isaga Rabo Deyn Weydo.sidoo Kalena digniin siiyey suxufiyiinta Ka Howlgalaan Gobolkiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/raxmaan Sh.Max&#8217;uud Faroole Gudoomiyaha Maamulka Puntlanda Oo Ka Waramay Dhacadaadii Ka Dhacday Qardho ayaa Waxa Uu ku tilmaamey mid ay idaacadaha qaarkood buun-buuniyeen kuwaas oo weli qaba colaad qabiil. Qardho Mudaaharaadkii Ka Dhacay ayaa Faroole Waxa Ku Tilmaamay in ay sababeen 4 nin oo keliya oo uu sheegay in lacag la siiyey mudadii 5 maalmood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10718","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10718","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10718"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10718\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10726,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10718\/revisions\/10726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}