{"id":10696,"date":"2012-11-29T01:32:56","date_gmt":"2012-11-28T22:32:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10696"},"modified":"2012-11-29T02:16:14","modified_gmt":"2012-11-28T23:16:14","slug":"sh-xudeyfamarnaba-ma-aqbaleyno-in-dowlado-gaalo-ah-ay-maamul-u-sameeyaan-gjubbooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/sh-xudeyfamarnaba-ma-aqbaleyno-in-dowlado-gaalo-ah-ay-maamul-u-sameeyaan-gjubbooyinka\/","title":{"rendered":"Sh.Xudeyfa&#8221;Marnaba Ma Aqbaleyno In Dowlado Gaalo Ah Ay Maamul U Sameeyaan G\/Jubbooyinka."},"content":{"rendered":"<p>Wakiilka Al-Shabaab Ay U Magacaabeen<br \/>\nGobalada Jubbooyinka Sh.C\/raxmaan Xudeyfa oo la<br \/>\nhadlay Warbaahinta ayaa wuxuu<br \/>\nsheegay in maamul usameynta<br \/>\nGobalada Jubbooyinka ay tahay<br \/>\narin shirqool ah oo ay wadaan<br \/>\nurur Gobaleedka IGAD Iyo Dowlado Kale.<\/p>\n<p>Sh.Xudeyfi wuxuu sheegay in dad<br \/>\najaanib ah iyo rag ka tirsan<br \/>\nDowladda Soomaaliya ay ku<br \/>\nhowlan yihiin in maamul sida uu<br \/>\nsheegay ajaanib hoostagaya loo<br \/>\nsameeyo Jubbooyinka sidu Shegay Xudeyfa.<\/p>\n<p>\u201cDowlado Gaalo Ah ayaa wadata maamulka<br \/>\nJubbooyinka loo sameynayo<br \/>\ndhibaato ayeeyna shacabka u<br \/>\nhorseedayaan IGAD iyo Dowladd<br \/>\nisku sheega shacabka<br \/>\nJubbooyinka ayeey rabaan inay<br \/>\nciriiri geliyaan\u201dAyuu yiri madaxa<br \/>\nGobalada Jubbooyinka ee<br \/>\nShabaabul-mujaahidin.<\/p>\n<p>Gobalada Jubbooyinka Shacabka Ku Nool<br \/>\nayuu ugu baaqay inaysan<br \/>\nogolaan maamul ay wataan<br \/>\nKenya iyo IGAD oo loo sameynayo<br \/>\nGobalada Jubooyinka arintaasina<br \/>\nay ka Biyo Diideen.<\/p>\n<p>Xarakada Al-Shabaab tan iyo markii laga<br \/>\nsaaray Magaalada marsada leh ee<br \/>\nKismaayo waxa ay wadeen<br \/>\nhadalo ay ku dhiiragelinayaan<br \/>\nshacabka reer Kismaayo taasi oo<br \/>\nku aadan inaysan aqbbalin<br \/>\nmaamul in loo sameeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Al-Shabaab Ay U Magacaabeen Gobalada Jubbooyinka Sh.C\/raxmaan Xudeyfa oo la hadlay Warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in maamul usameynta Gobalada Jubbooyinka ay tahay arin shirqool ah oo ay wadaan urur Gobaleedka IGAD Iyo Dowlado Kale. Sh.Xudeyfi wuxuu sheegay in dad ajaanib ah iyo rag ka tirsan Dowladda Soomaaliya ay ku howlan yihiin in maamul sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10696","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10696","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10696"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10704,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10696\/revisions\/10704"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}