{"id":10690,"date":"2012-11-29T01:13:29","date_gmt":"2012-11-28T22:13:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10690"},"modified":"2012-11-29T02:29:52","modified_gmt":"2012-11-28T23:29:52","slug":"m-clle-lacagaha-sharci-darrada-gaadiidka-aan-ka-qadi-jirnay-waan-joojinay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/m-clle-lacagaha-sharci-darrada-gaadiidka-aan-ka-qadi-jirnay-waan-joojinay\/","title":{"rendered":"M.C\/lle&#8221; Lacagaha Sharci Darrada Gaadiidka Aan Ka Qadi Jirnay Waan Joojinay."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Maamulka degmada<br \/>\nDharkeynley ee gobolka Banaadir<br \/>\nayaa sheegay inay ku<br \/>\nguuleysteen inay degmadaas ka<br \/>\nqaadaan isbaarooyin yaallay,<br \/>\nwaxayan dowladda ka dalbadeen<br \/>\ninay degmadaas geysto<br \/>\nciidammo ka hortaga in<br \/>\nisbaarooyinka lasoo celiyo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada<br \/>\nDharkeynley, Macallin Cabdulle Cali<br \/>\nHilowle oo saxaafadda la hadlay<br \/>\nmaanta ayaa sheegay in<br \/>\nisbaarooyin dhowr ah oo<br \/>\ndegmadaas yaallay la qaaday,<br \/>\nbalse ay baqdin weyn ka qabaan<br \/>\ninay dib ugu soo laabtaan<br \/>\nkooxihii laga qaaday.<br \/>\n&#8220;Isbaarooyinkii degmada yaallay<br \/>\nwaa la qaaday, waxaana<br \/>\ndowladda ka dalbanaynaa inay<br \/>\nciidammo keento degmada si<br \/>\nlooga hortago inay kooxihii<br \/>\nisbaarada laga qaaday ay dib u<br \/>\nsoo dhigtaan,&#8221; ayuu yiri Macallin<br \/>\nCabdulle.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegay<br \/>\nin isbaarooyinkii oo dhan la<br \/>\nqaaday, iyagoo intaas ku daray in<br \/>\nkooxihii hubeysnaa ee<br \/>\nisbaarooyinka laga qaaday ay<br \/>\nweli ku sugan yihiin goobihii<br \/>\nisbaarooyinku u oolli jireen,<br \/>\niyadoo dadku ay baqdin ka<br \/>\nqabaan inay dib u soo laabtaan<br \/>\nisbaarooyinka.<\/p>\n<p>&#8220;Ciidamadii<br \/>\nisbaarooyinka laga<br \/>\nqaaday weli waa kuwo hubeysan<br \/>\noo xaafadaha ku sugan.<\/p>\n<p>Waxaa jirta cabsi ah inay dib<br \/>\nisbaarooyinku u soo laabtaan,<br \/>\nwaayo hadda ayaa gaadiidka si<br \/>\nhoose oo handadaad ah<br \/>\nlacagaha looga qaataa,&#8221; ayu yiri<br \/>\nCali Maxamuud oo ka mid ah<br \/>\ndadka ku nool degmada<br \/>\nDharkeynley.<\/p>\n<p>Degmada Dharkeynley ayaa ka<br \/>\nmid ahayd degmooyinka ay<br \/>\nyaalleen isbaarooyinka ugu<br \/>\nbadan ee lacagaha lagu qaado,<br \/>\nwaxaana qaadistoodan ay daba<br \/>\nsocotaa amar uu ku bixiyay<br \/>\nmadaxweynaha Soomaaliya<br \/>\ninaan isbaarooyin lagu arki karin<br \/>\njidadka magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Maamulka degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa sheegay inay ku guuleysteen inay degmadaas ka qaadaan isbaarooyin yaallay, waxayan dowladda ka dalbadeen inay degmadaas geysto ciidammo ka hortaga in isbaarooyinka lasoo celiyo. Guddoomiyaha degmada Dharkeynley, Macallin Cabdulle Cali Hilowle oo saxaafadda la hadlay maanta ayaa sheegay in isbaarooyin dhowr ah oo degmadaas yaallay la qaaday, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10690","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10690","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10690"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10690\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10708,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10690\/revisions\/10708"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10690"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10690"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10690"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}