{"id":10682,"date":"2012-11-29T00:23:12","date_gmt":"2012-11-28T21:23:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10682"},"modified":"2012-11-29T02:42:09","modified_gmt":"2012-11-28T23:42:09","slug":"al-shabaab-oo-weerar-xoogan-ku-qaaday-saldhig-ay-ciidama-amisom-ku-leeyihin-duleedka-dagmada-shalanbood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/al-shabaab-oo-weerar-xoogan-ku-qaaday-saldhig-ay-ciidama-amisom-ku-leeyihin-duleedka-dagmada-shalanbood\/","title":{"rendered":"Al-shabaab Oo Weerar Xoogan Ku Qaaday Saldhig ay Ciidama Amisom Ku Leeyihin Duleedka Dagmada Shalanbood."},"content":{"rendered":"<p>Habeenki Xalay ahaa Abaare sideedii<br \/>\nfiidnimo ayaa waxa<br \/>\nweerar ka dis ah xarakada Mujaahiita al-shabaab ay ku qaaden Saldhiga Ciidamada<br \/>\nBurundi kuleeyihiin Deegaanka<br \/>\nShalaanbood ee Gobalka<br \/>\nShabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa waxa la sheegay inuu Muddo Kooban<br \/>\nkasocday Duleedka Shalaanbood<br \/>\nee Gobalka Sh\/Hoose.<\/p>\n<p>Dadka Deeganka ayaa waxa ee sheegen in ay maqlayen dhawaqa rasaas iyo qaraxyo.<\/p>\n<p>Ilaa iyo iminka lama xaqiijin karo qasaaraha ka dhashay dagaalka u dhexeyay ciimada burundi iyo kuwa xaraka al-shabab balse wixi faahfaain ah oo kala soco Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Habeenki Xalay ahaa Abaare sideedii fiidnimo ayaa waxa weerar ka dis ah xarakada Mujaahiita al-shabaab ay ku qaaden Saldhiga Ciidamada Burundi kuleeyihiin Deegaanka Shalaanbood ee Gobalka Shabeelaha Hoose. Dagaalka ayaa waxa la sheegay inuu Muddo Kooban kasocday Duleedka Shalaanbood ee Gobalka Sh\/Hoose. Dadka Deeganka ayaa waxa ee sheegen in ay maqlayen dhawaqa rasaas iyo qaraxyo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10682","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10682","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10682"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10712,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10682\/revisions\/10712"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}