{"id":10663,"date":"2012-11-29T00:43:11","date_gmt":"2012-11-28T21:43:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10663"},"modified":"2012-11-29T02:38:19","modified_gmt":"2012-11-28T23:38:19","slug":"dagaal-aad-u-qaraar-oo-ciidamo-kawada-tirsan-dawlada-ku-dhexmarey-magaalada-marka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/dagaal-aad-u-qaraar-oo-ciidamo-kawada-tirsan-dawlada-ku-dhexmarey-magaalada-marka\/","title":{"rendered":"Dagaal aad u qaraar oo ciidamo kawada tirsan dawlada ku dhexmarey magaalada marka."},"content":{"rendered":"<p>Iyado dhawaan m\/weyne xasan shekh ku dhawaaqey in aan isbaaro la dhigan karin inta ay dawladu maamusho ayaa waxaa maanta 12kii duhurnimo isbaaro dhigtey magaalada marka dhexdeeda rag ku labisan direyska ciidamada xooga dalka ee tutaha loo yaqaan,waxeyna isla markiiba gaadiidka ku bilaabeen in ay lacago baad ah ka qaadaan.<\/p>\n<p>Waxaa iyana goobta soo gaarey kuwo kale oo iyagana ay ka muuqato astaanta iyo lebiska ciidamada xooga dalka soomaliya,waxaana markiiba goobta ka qarxey dagaal u dhaxeeya labada ciidan,iyadoo ay istaageen dhamaan dhaqdhaqaaqii gaadiid iyo kii ganacsiba,wuxuuna dagaalku si iskiis ah u qaboobey maqribnimadii,waxaana caawa laga maqley magaalada marka madaafiic laga soo tuurey buuraha ku wareegsan marka iyadoo la sheegayo in aaney cidna wax yeelin ayna badda ku dhaceen.<\/p>\n<p>Ficiladan waa kuwo guuldaro ku ah dhaqaaqa dawlada uu ra&#8217;iisalwaaraha ka yahey cabdi faarax shirdoon,waana talaabo mar kasta ka dhacda meelo badan oo gobolkan banaadir ku jiro,waxaana la soo sheegayaa in labada ciidan oo is hor fadhiya waqtigan ay kasoo kala jeedaan labo qabiil oo dadka deegaanka ah,wixii kusoo kordha waan idinla soo socodsiindoonaa insha allaah. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyado dhawaan m\/weyne xasan shekh ku dhawaaqey in aan isbaaro la dhigan karin inta ay dawladu maamusho ayaa waxaa maanta 12kii duhurnimo isbaaro dhigtey magaalada marka dhexdeeda rag ku labisan direyska ciidamada xooga dalka ee tutaha loo yaqaan,waxeyna isla markiiba gaadiidka ku bilaabeen in ay lacago baad ah ka qaadaan. Waxaa iyana goobta soo gaarey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10663","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10663","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10663"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10710,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10663\/revisions\/10710"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}