{"id":10659,"date":"2012-11-28T02:53:18","date_gmt":"2012-11-27T23:53:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10659"},"modified":"2012-11-28T02:53:18","modified_gmt":"2012-11-27T23:53:18","slug":"ciidanka-nabadsugida-qaranka-oo-ku-guuleystey-in-ay-qaadaan-jidgooyooyin-ama-isbaarooyin-si-sharci-daro-ah-u-yiil-gudaha-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/ciidanka-nabadsugida-qaranka-oo-ku-guuleystey-in-ay-qaadaan-jidgooyooyin-ama-isbaarooyin-si-sharci-daro-ah-u-yiil-gudaha-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidanka nabadsugida qaranka oo ku guuleystey in ay qaadaan jidgooyooyin ama isbaarooyin si sharci daro ah u yiil gudaha magaalada muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa ciidanka nabadsugida qaranka u suura gashey in ay qaadaan isbaarooyin yiil jidka warshadaha sida uu sheegey taliyaha nabadsugida gobolka banaadir general khaliif axmed ereg,isagoona sheegey in ay sii wadidoonaan ilaa ay ka ciribtiraan kuwa dadka dhibey ee baada ku naaxey.<\/p>\n<p>Ciidanka nabadsugida qaranka ayaa talaabadan qaadey kadib amar kasoo baxey madaxweynaha federalka somaaliya prof xasan sheekh maxamuud oo dalka safar dibeda ah ugu maqan,talaabadan ayaa ah mid dad badan soo dhaweynayaan balse shaki laga qabo in ay meelaha qaarkood ka dhaqan gasho.<\/p>\n<p>Ciidanka nabadsugida qaranka oo ka qeyb qaata hawlaha difaaca qaranka iyo kuwa nabadgelyada ayaa waxey hore isugu dayeen in ay qaadaan isbaarooyin yiil deg.madina kuwaasoo ku dhamaadey guuldaro iyo geeri waqtigii m\/weynihii hore sh\/shariif uu dalka hugaaminayey,iyadoo askar qaranka u shaqeynayey lagu diley halkaas,isla markaana ay ka weynaadeen askarti qaranka laga laayey dhawr qori oo ciidanku si nabadgelyaa u qaadeen kana qaadeen rag isbaaro u tiil wadada dhexdeeda.<\/p>\n<p>Maamulada degmooyinka qaar ayaa lala xiriiriyaa in ay wax uun ka ogyihiin isbaarooyinka yaala meelaha qaar taas oo u baahan in marka hore maamulada degmooyinka lagala hadlo taas oo m\/weyne xasan shekh uu hada sameeyey,isla markaana la filayo in ay qeyb ka qaadato fulinta hawshan,waana mid sahleysa ka shaqeynta ciidamada amnigu ay ka shaqeeyaan dhamaan degmooyinka uu ka koobanyahey gobolkan banaadir,sida uu sheegey khalif axmed ereg waxaa dhanka kale ciidamada u suuragashey in ay soo qabtaan hub iyo walxaha qarxa,oo lasoo bandhigey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa ciidanka nabadsugida qaranka u suura gashey in ay qaadaan isbaarooyin yiil jidka warshadaha sida uu sheegey taliyaha nabadsugida gobolka banaadir general khaliif axmed ereg,isagoona sheegey in ay sii wadidoonaan ilaa ay ka ciribtiraan kuwa dadka dhibey ee baada ku naaxey. Ciidanka nabadsugida qaranka ayaa talaabadan qaadey kadib amar kasoo baxey madaxweynaha federalka somaaliya prof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10659","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10659","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10659"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10659\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10665,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10659\/revisions\/10665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10659"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10659"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10659"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}