{"id":10639,"date":"2012-11-27T01:05:18","date_gmt":"2012-11-26T22:05:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10639"},"modified":"2012-11-27T01:10:35","modified_gmt":"2012-11-26T22:10:35","slug":"mudanayaasha-baarlamanka-somalia-oo-ansixiyay-miisaaniyaddooda-sanadka-2013-da","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/mudanayaasha-baarlamanka-somalia-oo-ansixiyay-miisaaniyaddooda-sanadka-2013-da\/","title":{"rendered":"Mudanayaasha Baarlamanka Somalia Oo Ansixiyay Miisaaniyaddooda Sanadka 2013-da."},"content":{"rendered":"<p>Shir ay Xildhibannada Baarlamaanka Maanta ku yeesheen xarunta Golaha Shacbiga ayeey kaga doodeen Miisaaniyadda 2013-ka uu ku shaqeynayo baarlamanka waxaana dood dheer kadib cod loo qaaday Miisaaniyadda Go&#8217;aan Cadna Laga Soo Saaray.<\/p>\n<p>Ansixinta Qodobkaasi Ayaa Waxaa Qalainka Ku Ku Riiqday\u201c158-mudane oggolaatay , 9-na Wey diiday 9 kalena wey ka aamustay\u201d sidaasna waxaa saxaafadda u xaqiijiyay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka kulankakadib maadaama ay saxaafaddu dibada Loo Ogalaanin Inay Ka Qeyb Galaank.<\/p>\n<p>Qodobkaani Miisaaniyadda ay ansaxsadeen Mudaneyaasha Baarlamanka ayaa ku kaceysa lacag Dhan ku dhawaad 15-Milyan oo dollar iyadoo bishiiba ay ku baxeyso xildhibannada qiyaastii hal Milyan oo Dollar Oo Ay Mushahar Koodii Ka Qeyb Tahay.<\/p>\n<p>Ilaa Iyo Haatan Lama oga sida ay Xukuumaddu u aqbali doonto Go\u2019aankan maadaama xildhibaankii mushaarkiisa oo kaliya loo qoondeeyay 3,600 Dollar halka ay haatan ka qaataan mushaar ahaan 2,000&#8217;$(labo Kun Doolar)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ay Xildhibannada Baarlamaanka Maanta ku yeesheen xarunta Golaha Shacbiga ayeey kaga doodeen Miisaaniyadda 2013-ka uu ku shaqeynayo baarlamanka waxaana dood dheer kadib cod loo qaaday Miisaaniyadda Go&#8217;aan Cadna Laga Soo Saaray. Ansixinta Qodobkaasi Ayaa Waxaa Qalainka Ku Ku Riiqday\u201c158-mudane oggolaatay , 9-na Wey diiday 9 kalena wey ka aamustay\u201d sidaasna waxaa saxaafadda u xaqiijiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10639","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10639","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10639"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10639\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10643,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10639\/revisions\/10643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10639"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10639"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10639"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}