{"id":10628,"date":"2012-11-26T21:10:08","date_gmt":"2012-11-26T18:10:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10628"},"modified":"2019-08-17T14:29:00","modified_gmt":"2019-08-17T11:29:00","slug":"gudomiyihii-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-kooxo-bastolada-ku-hubeysan-ay-ku-dilay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/gudomiyihii-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-kooxo-bastolada-ku-hubeysan-ay-ku-dilay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Gudomiyihii Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo Kooxo Bastolada Ku Hubeysan ay Ku Dilay  Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Allaha unaxariistee waxaa sakay lagu dilay suuqa weyn ee bakaaraha gudomiyaha ganacsatada ee suuqa bakaaraha axmad nuur Ow-diini iyo mid kamid ah ilaaladiisa<\/p>\n<p>goob joogayaal ka agdhawaa goobta uu dilka ka dhacay ayaa warsoom u,xaqiijiyeen in ey dilka ka danbeeyeen kooxo ku hubeesna bastoolado sida La Sheegeyna Ay Goobta Ka Baxsadeen Ragaasi Dilka Geestay.<\/p>\n<p>Mr ereg Taliyaha nabad sugida ee dowlada somaliya ayaa waxa uu sheegay ineey ku raat joogaan kooxihii kadanbeeyay dilkii marxuumkii geriyoday ee axmad nuur Ow-diini Sheegayna In Ay Dhawaan Gacanta Ku Soo Dhigi Doonaan<\/p>\n<p>Eheladii uu ka soojeday gudoomiyihii hore ganacsatada suuqa bakaaraha ayaa waxa ey ka gaabsadeen dilkii loogestay axmad nuur oo diini hase ahaatee maanta 5.00 saac galabnimo waxaa lagu aasay qabuuraha isbitaal madiina waxaana aaska marxuumkasi ka soo qeebgal masuuliyiin farabadan oo katirsan dowlada somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha unaxariistee waxaa sakay lagu dilay suuqa weyn ee bakaaraha gudomiyaha ganacsatada ee suuqa bakaaraha axmad nuur Ow-diini iyo mid kamid ah ilaaladiisa goob joogayaal ka agdhawaa goobta uu dilka ka dhacay ayaa warsoom u,xaqiijiyeen in ey dilka ka danbeeyeen kooxo ku hubeesna bastoolado sida La Sheegeyna Ay Goobta Ka Baxsadeen Ragaasi Dilka Geestay. Mr [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":44294,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10628","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10628"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58117,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10628\/revisions\/58117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}