{"id":10618,"date":"2012-11-25T23:43:07","date_gmt":"2012-11-25T20:43:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10618"},"modified":"2012-11-26T01:19:21","modified_gmt":"2012-11-25T22:19:21","slug":"xulka-kubada-cagta-qaranka-somaliya-oo-guul-daro-kala-hooyatay-garonka-mandella-ee-dalka-burundi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/xulka-kubada-cagta-qaranka-somaliya-oo-guul-daro-kala-hooyatay-garonka-mandella-ee-dalka-burundi\/","title":{"rendered":"Xulka kubada Cagta Qaranka Somaliya Oo Guul Daro Kala Hooyatay Garonka Mandella Ee Dalka Uganda."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/xulka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/xulka.jpg\" alt=\"\" title=\"xulka\" width=\"314\" height=\"225\" class=\"alignnone size-full wp-image-10629\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/xulka.jpg 314w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/xulka-300x214.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 314px) 100vw, 314px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ciyaar kubada cagta ah oo ka tirsaneyd tartanka horyaalka bariga iyo bartamaha Afrika ayaa galabta ka dhacday garoonka kubada cagta Mandella Stadyum oo ku yaalamagaalada Kambala ee dalka Ugandha taasoo dhexmartay ciyaartoyda xulalka kubada cagta Somalia iyo Burundi.<\/p>\n<p>Ciyaartan oo aheyd mid aad u xiise badan ayaa waxaa garoonka soo buuxiyey taageerayaasha labada dhinac, iyadoo taageerayaasha Soomaalida oo aad u xamaasadeysnaa ay lulayeen calanka buluuga ah ee dhexda ku leh xidigta cad ee shant gees leh.<\/p>\n<p>Labada kooxood ayaa iska qasaariyey markii ay ciyaartu bilaabatay fursado badan oo goolal loo fishay, iyadoo daqiiqadii 31aad ee ciyaarta goolkii ugu horeeyey laga dhaliyey xulka Somalia, daqiiqado ka dibna waa loo labeeyey, waxaana qeybta hore ay ku soo dhamaatay iyadoo 2-0 lagu hogaaminayo xulka Somalia.<\/p>\n<p>Nasasho iyo la tashi kooban ka dib Markii la isku soo laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa waxaa dar dar la soo baxay ciyaartooyda xulka Somalia iyagoo weeraroisdaba joog ah ku qaaday goolka kooxda Burundi taasoo keentay iney helaan rigooreka dib markii qalad looga galay mid ka mid ah ciyaartoyda Somalida diilinta 18aad gudaheeda, waxaana u dhaliyey ciyaaryahanka Jabriil Xasan Fariid.<\/p>\n<p>Ciyaarta ayaa noqotay 2-1 waxayna xoogaa nolol ah gelisay ciyaartooyda Soomaaliyeed oo markii hore niyad jabsanaa, hase ahaatee xulka Burundi ayaa dhaliyey sadex gool oo kale taasoo ciyaartaka dhigtay 5-1 Somalia lagu hogaaminayo, inkastoo ciyaartooyda Soomaaliyeed ay dedaal badan muujiyeen haddana wax goolal kale ah ma dhalin ciyaartiina 5-1 ayey ku soo dhamaatay.<\/p>\n<p>Tartatankan oo bilowday shalay ayaa xulka Somalia waxaa sugaya ciyaartooyda dalalkaSuudaan iyo Tanzania oo ay hal guruub ku wada jiraan, haddii labada kulan ee u harsan midkood laga badiyana ciyaartooyda Soomaalida sida horeyba looga bartay boorsooyinkooda ayey ka sooxirxiran doonaan Kambala<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciyaar kubada cagta ah oo ka tirsaneyd tartanka horyaalka bariga iyo bartamaha Afrika ayaa galabta ka dhacday garoonka kubada cagta Mandella Stadyum oo ku yaalamagaalada Kambala ee dalka Ugandha taasoo dhexmartay ciyaartoyda xulalka kubada cagta Somalia iyo Burundi. Ciyaartan oo aheyd mid aad u xiise badan ayaa waxaa garoonka soo buuxiyey taageerayaasha labada dhinac, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10618","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10618","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10618"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10633,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10618\/revisions\/10633"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}