{"id":10616,"date":"2012-11-25T20:50:33","date_gmt":"2012-11-25T17:50:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10616"},"modified":"2012-11-25T23:09:07","modified_gmt":"2012-11-25T20:09:07","slug":"mudana-fiqi-ciidammada-xoogga-dalka-sida-kaliya-lagusoo-celinkaro-waa-iyadoo-la-wanaajiyo-dishibiliinka-ciidanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/mudana-fiqi-ciidammada-xoogga-dalka-sida-kaliya-lagusoo-celinkaro-waa-iyadoo-la-wanaajiyo-dishibiliinka-ciidanka\/","title":{"rendered":"&#8221;Mudana Fiqi&#8221; Ciidammada Xoogga Dalka Sida Kaliya Lagusoo Celinkaro Waa Iyadoo La Wanaajiyo Dishibiliinka Ciidanka."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/Gaashaan1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/Gaashaan1.jpg\" alt=\"\" title=\"Gaashaan\" width=\"205\" height=\"183\" class=\"alignnone size-full wp-image-10619\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Dalka Oo Maanta La Kulmay Saraakiisha Ciidamada Taliyayaal Iyo Madax Kale ayaa tilmaamay in dhowaan duleedyada magaalada Muqdisho laga bilaabi doono dayactirka xerooyin gaaraya Seddex kuwaasi oo la doonayo in Ciidammada lagu xareeyo waxaana uu Wasiirka Gaashaandhigga arintaasi uga mahad celiyey Madaxda sare ee Dalka sida Ra\u2019isulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Guur Guurte.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xusay in go\u2019aannada fulinta qodobadii kasoo kala baxay kulammada maanta lagula xisaabtami doono SaraakiishaCiidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaana uu rajo ka muujiyey in dhammaango\u2019aannadaasi ay hirgalaan Laguna Dhaqaaqi Doono Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan.<\/p>\n<p>Gab Gabada Kulanka ayaa Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C\/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi yiri \u201cwaxaa naga go\u2019an Soo celinta sharafta iyo karaamada Ciidammada Xoogga Dalka sida kaliya ee lagusoo celinkarana waa ayadoo la wanaajiyo dishibiliinka ciidanka taasina waan xoojin doonnaa si ay u ilaaliyaan sharafta iyo karaamada Shacabka\u201d Waxaa Sidaa Yiri Mr.fiqi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Dalka Oo Maanta La Kulmay Saraakiisha Ciidamada Taliyayaal Iyo Madax Kale ayaa tilmaamay in dhowaan duleedyada magaalada Muqdisho laga bilaabi doono dayactirka xerooyin gaaraya Seddex kuwaasi oo la doonayo in Ciidammada lagu xareeyo waxaana uu Wasiirka Gaashaandhigga arintaasi uga mahad celiyey Madaxda sare ee Dalka sida Ra\u2019isulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Iyo Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10616","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10616"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10622,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10616\/revisions\/10622"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}