{"id":106133,"date":"2024-07-28T23:28:54","date_gmt":"2024-07-28T20:28:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=106133"},"modified":"2024-07-29T00:32:27","modified_gmt":"2024-07-28T21:32:27","slug":"ururka-suxufiyiinta-ifj-oo-dawladda-federalka-ugu-baaqey-in-ay-ka-laabato-hindise-sharciyeedka-saxaafadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/07\/ururka-suxufiyiinta-ifj-oo-dawladda-federalka-ugu-baaqey-in-ay-ka-laabato-hindise-sharciyeedka-saxaafadda\/","title":{"rendered":"Ururka Suxufiyiinta IFJ oo Dawladda Federalka ugu Baaqey in ay ka Laabato Hindise Sharciyeedka Saxaafadda."},"content":{"rendered":"<p>Xiriirka caalamiga ah ee saxafiyiinta (IFJ) ayaa ku booriyay dowladda Soomaaliya in ay ka laabato sharciga macluumaadka rasmiga ah ee (OIB) iyadoo sheegtay in sharciyadan ay saameyn ku yeelan karaan xaqa macluumaadka.<\/p>\n<p>Sida ay sheegtay IFJ, sharcigaan ayaa si weyn uga hor imaanaya halbeegyada caalamiga ah, oo ay ku jiraan sharciga moodeelka Midowga Afrika ee helitaanka macluumaadka iyo sidoo kale dastuurka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waa in ay ku dadaasho in ay sameyso dib u eegis dhameystiran si loo waafajiyo Hindise Sharciyeedka Hab-dhaqanka Wanaagsan ee Nidaaminta (GRPs)\u201d ayaa lagu yiri bayaanka IFJ.<\/p>\n<p>\u201cHadii Hindise Sharciyeedka Warfaafinta ee rasmiga ah loo ansixiyo qaabka uu hadda yahay, waxa uu si weyn u wiiqi doonaa xoriyada xogta iyo daah-furnaanta Soomaaliya, taasi oo awood u siineysa sirta dowladda, waxaana suuragal ah in uu sare u kaco musuqmaasuqa iyo ku takri falka awoodda. Qodobbada sharciga ah ee aan caddayn waxay caqabad ku noqon doonaan isla-xisaabtanka waxayna dhaawacayaan kalsoonida ay Soomaaliya ku qabi karto saaxiibada caalamka, taasoo caqabad ku noqon doonta horumarka laga gaarayo dowlad-wanaagga iyo xasilloonida dhaqaalaha.&#8221; ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay IFJ.<\/p>\n<p>Ku xigeenka xoghayaha guud ee IFJ Tim Dawson ayaa sheegay in sharciga warfaafinta ee rasmiga ah sida uu yahay uu ka dhigan yahay khatar weyn oo ku wajahan xoriyadda macluumaadka iyo dowlad wanaaga Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka codsaneynaa dowladda Soomaaliya in ay si degdeg ah uga laabato sharcigan oo ay dib u eegis ku sameyso si loo gaarsiiyo heerarka caalamiga ah. Ilaalinta xuquuqda macluumaadka waxay muhiim u tahay ilaalinta mabaadi&#8217;da dimoqraadiyadda iyo kobcinta kalsoonida shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamkaba. Isbeddelladan la&#8217;aantood, Soomaaliya waxay halis ku yihiin dowlad wanaagga iyo hirgelinta dimoqraadiyadda,&#8221; ayuu yiri Dawson.<\/p>\n<p>Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ, ayaa bayaan uu soo saaray, ku sii adkeystay in hindise sharciyeedka uu noqon karo mid aan si cad loogu tixgalin karin dejinta siyaasad loo dhan yahay taasoo wiiqeysa qiyamka asaasiga ah ee dimoqraadiyadda, iyo wax ku oolnimada sharciga.<\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiriirka caalamiga ah ee saxafiyiinta (IFJ) ayaa ku booriyay dowladda Soomaaliya in ay ka laabato sharciga macluumaadka rasmiga ah ee (OIB) iyadoo sheegtay in sharciyadan ay saameyn ku yeelan karaan xaqa macluumaadka. Sida ay sheegtay IFJ, sharcigaan ayaa si weyn uga hor imaanaya halbeegyada caalamiga ah, oo ay ku jiraan sharciga moodeelka Midowga Afrika ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":106134,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-106133","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106133","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=106133"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":106151,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/106133\/revisions\/106151"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/106134"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=106133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=106133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=106133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}