{"id":10606,"date":"2012-11-25T11:19:08","date_gmt":"2012-11-25T08:19:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10606"},"modified":"2012-11-25T11:25:09","modified_gmt":"2012-11-25T08:25:09","slug":"war-deg-deg-ah-qarax-xoogan-oo-gowr-dhaw-ka-dhacay-gudaha-xarunta-degmada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/war-deg-deg-ah-qarax-xoogan-oo-gowr-dhaw-ka-dhacay-gudaha-xarunta-degmada-kismaayo\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah :- Qarax Xoogan Oo Gowr Dhaw Ka Dhacay Gudaha Xarunta Degmada Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/War-Deg-Deg-ah-Warsom22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/War-Deg-Deg-ah-Warsom22.jpg\" alt=\"\" title=\"War-Deg-Deg-ah-Warsom22\" width=\"409\" height=\"266\" class=\"alignnone size-full wp-image-10611\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/War-Deg-Deg-ah-Warsom22.jpg 409w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/War-Deg-Deg-ah-Warsom22-300x195.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 409px) 100vw, 409px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka ka imanaya Magaalada kismayo ee Xarunka Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa ay Sheegayaan In Uu Gowr Dhaw Ka Dhacay Qarax aad u xoogan Gudaha Degmada Kismaayo Ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Xiligii uu qaraxa dhacayay ayaa waxa si toos ah u shaqeynayay dhamaan xafiisyada kala duwan ee xarunta degmada Kismaayo, waxaana sidoo kale ku sugnaa gudaha xarunta dad badan oo howlo ka lahaa degmada.<\/p>\n<p>Illaa Iyo Iminka Lama Xaqiijin Karo Qaraxaasi Cidda  Sida Rasmi ah uga dambeeso Balse Warar qaar ayaa waxa ay tibaaxayaan in qaraxaasi ay ka dambeeyeen xarakada Mujaahidiin Al-shabaab.<\/p>\n<p>Wixii Ku Soo Kordha Qarazani Kala Soco Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya Magaalada kismayo ee Xarunka Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa ay Sheegayaan In Uu Gowr Dhaw Ka Dhacay Qarax aad u xoogan Gudaha Degmada Kismaayo Ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose. Xiligii uu qaraxa dhacayay ayaa waxa si toos ah u shaqeynayay dhamaan xafiisyada kala duwan ee xarunta degmada Kismaayo, waxaana sidoo kale ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10606","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10606"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10612,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10606\/revisions\/10612"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}