{"id":10600,"date":"2012-11-25T20:42:51","date_gmt":"2012-11-25T17:42:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10600"},"modified":"2012-11-25T23:18:23","modified_gmt":"2012-11-25T20:18:23","slug":"sh-abu-muscab-gaalada-africanta-iyo-somalida-la-qaraabata-waxay-ku-baabaayaan-gacanta-mujaahidiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/sh-abu-muscab-gaalada-africanta-iyo-somalida-la-qaraabata-waxay-ku-baabaayaan-gacanta-mujaahidiinta\/","title":{"rendered":"&#8221;Sh.Abu Muscab&#8221; Gaalada Africanta Iyo Somalida La Qaraabata Waxay Ku Baaba&#8217;ayaan Gacanta Mujaahidiinta\u201d."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/abuu-muscab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/abuu-muscab.jpg\" alt=\"\" title=\"abuu-muscab\" width=\"390\" height=\"310\" class=\"alignnone size-full wp-image-10623\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/abuu-muscab.jpg 390w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/11\/abuu-muscab-300x238.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 390px) 100vw, 390px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sh.C\/Caziiz Abu Muscab Afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Galabta Saxaafada la hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyay Weeraro ay dagaalyahanada Shabaabul-Mujaahidiin la galeen Ciidamada Dowladaha Iskaashanaya Ee Ku Sugan Soomaaliya Gaar Ahaan Gedo. Shabeellada Hoose iyo Banaadir. <\/p>\n<p>Sidoo Kale Sh. Abu Muscab ayaa sheegay in weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen ciidamada Dowlada Ee ku sugan Degmada Balad-Xaawo Ee Gobolka Gedo ay u suurtagelisay inay gabi ahaanba Magaalada Gacanta ku dhigaan Dagaalyahanada Al-shabaab<\/p>\n<p>Shiikha Ayaa Carabka Ku Dhuftay Inkabadan 15 Ka Tirsan Ciidamadii Ay Dagaalka La Galeen oo ay Saraakiil ku jirto  halkaas ku Ku Qaarijiyeen Laba Gaari oo Nuuca Dagaalka ahna Ay soo qabteen iyo Hub iskugu jira Qoryo \u2013gacmeedyo iyo Rasaas fara badan kadibna sidii Sidii Loogu Bartay Ay Dib Uga Laabteen Halkii Ay Horey Kaga Imaadeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sh.C\/Caziiz Abu Muscab Afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Galabta Saxaafada la hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyay Weeraro ay dagaalyahanada Shabaabul-Mujaahidiin la galeen Ciidamada Dowladaha Iskaashanaya Ee Ku Sugan Soomaaliya Gaar Ahaan Gedo. Shabeellada Hoose iyo Banaadir. Sidoo Kale Sh. Abu Muscab ayaa sheegay in weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen ciidamada Dowlada Ee ku sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10600","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10600"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10626,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10600\/revisions\/10626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}