{"id":105981,"date":"2024-07-23T22:59:42","date_gmt":"2024-07-23T19:59:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=105981"},"modified":"2024-07-23T23:58:08","modified_gmt":"2024-07-23T20:58:08","slug":"wariye-cali-nuur-salaad-oo-la-xirey-kadib-warbixin-uu-baraha-bulshada-ku-faafiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/07\/wariye-cali-nuur-salaad-oo-la-xirey-kadib-warbixin-uu-baraha-bulshada-ku-faafiyey\/","title":{"rendered":"Wariye Cali Nuur Salaad oo La Xirey kadib Warbixin uu Baraha Bulshada ku Faafiyey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa xiray weriye Cali Nuur Salaad oo kamid ah saxafiyiinta madaxa bannaan, marna soo noqday agaasimihii warfaafinta ee xafiiska raysal wasaaraha Soomaaliya, xilligii uu xafiiska joogay raysal wasaare Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Ciidanka Booliiska ayaa ku eedeeyay weriyaha inuu ku kacay falal dambiyeedyo isugu jira, been abuur, anshax darro, iyo aflagaado ka dhan ah ciidamada qalabka sida, waxayna booliisku soo bandhigeen sawirka weriyaha isagoo maxbuus ah.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Dad badan oo isugu jira siyaasiyiin, suxufiyiin iyo bulshada qeybaheeda kale, ayaa si weyn uga horyimid xariga weriyaha, iyo hab-dhaqanka Booliisku ay sameeyeen, kaasoo ah, in ay faafiyeen sawirro magac dil ku ah sumcadda weriyaha<\/div>\n<\/div>\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa kamid ah dadka sida kulul u cambaareeyay xariga\u00a0 loo geystay Cali Nuur Salaad.<\/p>\n<p>Shariif ayaa xarriga Cali Nuur Salaad ku tilmaamay mid ka hor imaanaya xuquuqul Insaanka, muujinayana sida maamulka madaxweyne Xasan Sheikh ay uga go\u2019an tahay inay aamusiyaan warbaahinta madaxa-banaan, iyo saxafiiyiinta, si ay u qariyaan xaqiiqada dhabta ah ee dalka ka jirta,<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Xildhibaan\u00a0Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa isna cambaareeyay xariga loo geystay Cali Nuur Salaad, wuxuuna ku tilmaamay xad gudub toos ah oo ka dhan ah xuquuqda dastuuriga ah iyo mabaadi\u2019da xoriyatul qawlka Bulshada.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan si kulul u cambaareynayaa xariga loo geystay wariye Cali Nuur Salaad, kaasoo xadgudub toos ah ku ah xuquuqda dastuuriga ah iyo mabaadi\u2019da xoriyatul qawlka. Saxafiyiinta waxay door muhiim ah ku leeyihiin bixinta macluumaadka, xoojinta hufnaanta, iyo la xisaabtanka kuwa xilalka haya. Xarig kasta ama caburin kasta oo lagu sameeyo saxafiyiinta waxa ay ka dhigan tahay in aan si cad loo ixtiraamin mabaadi&#8217;da muhiimka ah.\u201d ayuu yiri xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay ixtiraamto oo ay ilaaliso xuquuqda saxafiyiinta, islamarkaasna si deg deg ah loo sii daayo Cali Nuur Salaad.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay ahayd markii Cali Nuur Salaad uu sheegay, in guul darrada ciidamada dowladda kasoo gaarta Alshabaab ay sabab u tahay isticmaalka maandooriyaha Qaadka oo uu sheegay in lagu iibiyo meel kaste oo ay ciidamadu ku sugan yihiin.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay halkii loo baahnaa in dowladdu ay joojiso Qaadka, in taas beddelkeed masuuliyiinta dowladda ay u xiran yihiin qandaraasyada ku saabsan soo dajinta Qaadka.<\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa xiray weriye Cali Nuur Salaad oo kamid ah saxafiyiinta madaxa bannaan, marna soo noqday agaasimihii warfaafinta ee xafiiska raysal wasaaraha Soomaaliya, xilligii uu xafiiska joogay raysal wasaare Xasan Cali Kheyre. Ciidanka Booliiska ayaa ku eedeeyay weriyaha inuu ku kacay falal dambiyeedyo isugu jira, been abuur, anshax darro, iyo aflagaado ka dhan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":105982,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-105981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105981"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":106010,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105981\/revisions\/106010"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105982"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}