{"id":105920,"date":"2024-07-21T23:55:06","date_gmt":"2024-07-21T20:55:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=105920"},"modified":"2024-07-22T01:21:54","modified_gmt":"2024-07-21T22:21:54","slug":"iscasilaadda-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-qaar-kamid-ah-xildhibaanada-golaha-shacabku-soo-jeediyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/07\/iscasilaadda-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-qaar-kamid-ah-xildhibaanada-golaha-shacabku-soo-jeediyeen\/","title":{"rendered":"Iscasilaadda Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabku Soo Jeediyeen."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa aad usii kordhaya xubanaha ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee mucaraadaya dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka oo warbaahinta la hadlay ayaa si kulul u weeraray madaxweynaha dowladda Fedaraalka oo ay sheegeen inuu ku fashilmay hoggaaminta dalka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Yuusuf Gamaadiid oo ka mid ahaa Xildhibaanada weerarka culus ee afka ah ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay inuu is casilo oo uu turo dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne waad ku fashilantay hoggaanka dalka ee noqo madaxweynihii koowaad ee Afrikaan ah ee ku fashilmay hoggaanka oo is casila, Madaxweyne Xasan Sheekhow waxaa ku haray hal shay inaa ka tagto kaliya, halkaasna wuxuu yahay oday da\u2019 ah baa noqotay, dalkana god baa ku riday is casil oo xilka isaga dag\u201d ayuu yiri Xildhibaan Gamaadiid.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay Xildhibaan Yuusuf Gamaadiid in systemkii dowladnimada ee saddexda hay\u2019adood ahaa meesha laga saaray oo hal xafiis oo madaxtooyada hoostaga dhamaan laga dhigay.<\/p>\n<p>\u201cDalkan fashil oo baqdin loo qabo dowladnimadeenna ayaa ka jira, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa la\u2019is lahaa oday Soomaaliyeed oo da\u2019 iyo waayo aragnimo u dhineyn oo 5 sano mucaarad soo ahaa oo bannaanka taagan, waxbuu toosin doonaan dowladnimada halka ay joogto ayuu kasii wadi doonaa ayaa la wada aaminsanaa, laakiin ma dhicin\u201d ayuu Xildhibaan Yuusuf Gamaadiid.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdimaalik Cabdalla oo ka tirsan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa dhankiisa si adag u weeraray Xukuumadda iyo madaxweyne Xasan Sheekh oo uu ku sheegay iney ka dambeeyaan dagaalada sokeeyo, hubka sharci darada iyo daroogada loo soo tahriibiyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad ogtihiin in Xasan Sheekh iyo kooxdiisa xukunka qabsatay ay dowladdii Farmaajo ugu hanjabi jireen in loo noqonayo 1991-kii oo ah markii dalkaan uu dagaalada sokeeye galay, maanta waxaan leeyahay hambalyo balan-qaadkiinii waa ka dhabeyseen dalkana waad u celiseen 1991-kii, Kismaayo ilaa Somaliland waxaa is qabsaday dagaal beeleed, war ragaan hubka iyo daroogada ka ganacsada dalka halaga qabto, waxay dalka u celiyeen xiligii mudgida ahaa ee 91-kii oo horay ay ugu hanjabi jireen, umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto kooxdaan dalka haka qabsato&#8221; ayuu yiri Xildhibaan Cabdimaalik Cabdalla.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray Xildhibaanadaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa kusoo aadayo, iyadoo madaxweyne Xasan Sheekh iyo Raysal wasaare Xamse ay wajahayaan culeyso adag oo uga imaanaya dhanka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa aad usii kordhaya xubanaha ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee mucaraadaya dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka oo warbaahinta la hadlay ayaa si kulul u weeraray madaxweynaha dowladda Fedaraalka oo ay sheegeen inuu ku fashilmay hoggaaminta dalka. Xildhibaan Yuusuf Gamaadiid oo ka mid ahaa Xildhibaanada weerarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":105933,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-105920","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105920","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=105920"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":105943,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/105920\/revisions\/105943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/105933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=105920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=105920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=105920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}