{"id":1059,"date":"2011-05-28T19:01:03","date_gmt":"2011-05-28T19:01:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1059"},"modified":"2011-05-28T19:01:03","modified_gmt":"2011-05-28T19:01:03","slug":"maamulada-islaam-ladirirka-hargeysa-iyo-garoowe-oo-wada-qafaal-kadhan-ah-macalimiinta-halkaasi-wax-ka-dhigta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/maamulada-islaam-ladirirka-hargeysa-iyo-garoowe-oo-wada-qafaal-kadhan-ah-macalimiinta-halkaasi-wax-ka-dhigta\/","title":{"rendered":"Maamulada Islaam Ladirirka Hargeysa Iyo Garoowe Oo Wada Qafaal Kadhan Ah Macalimiinta Halkaasi Wax Ka Dhigta"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Hargeys-iyo-Boosaaso2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1062\" title=\"Hargeys iyo Boosaaso\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Hargeys-iyo-Boosaaso2-300x114.jpg\" alt=\"\" width=\"409\" height=\"152\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waraka ka imaanaya magaalada laas caanood ayaa sheegaya in halkaasi ay ka qafaasheen maclimiin tiro badan ciidamo katirsan kuwa maamulka islaam ladirirka Hargeysa ku waasoo kasoo jeeda koonfurta dalka soomaaliya<\/p>\n<p>Waxaana dad kusugan magaalada laas caanood ay xaqiijiyeen in maclimiintaasi loo qabqabtay sunada oo ay kamuuqato iyo arimo diineed<\/p>\n<p>waxaana arintaasi si kulul u cambaareeyey ardayda ku dhaqan gobolada dalka soomaaliya oo idil<\/p>\n<p>Dhanka kale wararka ka imaanayan magaalada garoowe oo xarun ay u tahay maamulka islaam ladirirka ee Buntland ayaa sheegaya in halkaasina ay kajiraan qafaal iyo dhibaateyn ay halkaasi kawadaan ciidamada islaam ladirirka Puntland<\/p>\n<p>Waxaana halkaasi lagu qafaalay tiro macalimiin ah oo wax ka dhigta xarumo waxbarasho oo kuyaal magaalada garoowe<\/p>\n<p>Sikastaba ha ahaatee maamulada islaamladirirka hargeysa iyo garoowe ayaa fuliya xili walba barnaamijyo ka dhan ah islaamka iyagoona u shqeynaya cadowga Ilaahey<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff;\">*<\/span><\/strong><\/span><\/em><\/strong><strong><span style=\"color: #ff0000;\"><strong><span style=\"color: #ff0000;\">(<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/strong><strong><span style=\"color: #ff0000;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a> <\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waraka ka imaanaya magaalada laas caanood ayaa sheegaya in halkaasi ay ka qafaasheen maclimiin tiro badan ciidamo katirsan kuwa maamulka islaam ladirirka Hargeysa ku waasoo kasoo jeeda koonfurta dalka soomaaliya Waxaana dad kusugan magaalada laas caanood ay xaqiijiyeen in maclimiintaasi loo qabqabtay sunada oo ay kamuuqato iyo arimo diineed waxaana arintaasi si kulul u cambaareeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1059","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1059","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1059"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1065,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1059\/revisions\/1065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}