{"id":10588,"date":"2012-11-25T00:08:45","date_gmt":"2012-11-24T21:08:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10588"},"modified":"2012-11-25T00:08:46","modified_gmt":"2012-11-24T21:08:46","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-iyo-amniga-qaranka-oo-kulan-la-qaatey-saraakiisha-booliska-qaranka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/wasiirka-arrimaha-gudaha-iyo-amniga-qaranka-oo-kulan-la-qaatey-saraakiisha-booliska-qaranka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka oo kulan la qaatey saraakiisha booliska qaranka soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Kulan si heer sare ah loo soo agaasimey ayna isugu yimaadeen saraakiisha sar sare ee ciidanka booliska soomaayeed,sida taliyaha ciidanka booliska sharif shikhunaa maye,taliyeyaasha qeybaha iyo kan gobolka banaadir ayaa waxaa kasoo qeyb galey wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka c\/kariim xuseen guuleed.<\/p>\n<p>Wasiirka mr guuled ayaa dhaqamo cusub kusoo kordhiyey marka madaxdu ka hadleyso meelaha lagu kulansanyahey,sida isagoo yiraa (haloo istaago mudo hal daqiiqo ah dad dhintey) taas oo gef ku ah diinta iyo dhaqanka soomaaliyeed,mana haboona in loo istaago wax aan alle ka aheyn hadii ay dhacdana waa shirki iyo dhaqan gaalo,dadka dhintey waa loo duceyn karaa loomase istaagee wuxuu ka codsadey wasiir guuleed dadki goobta isugu yimid in loo istaago askartii qaranka dartiis u dhimatey,waana laga yeeley,ileen dadka maanka kuma hayaan inta badan caqiidada iyo diinta ay aaminsanyihiin&#8217;e.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa markii ugu horeysey la kulmey saraakiisha intan la&#8217;eg tan iyo markii la soo magacaabey,wuxuuna sheegey wasirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranku in xuquuq iyo abaal marin ay heli doonaan ehelada ay ka baxaan askarta qaranka u geeryoota,ayna dhici doonin in leyska hilmaamo sidii hore u dhici jirtey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan si heer sare ah loo soo agaasimey ayna isugu yimaadeen saraakiisha sar sare ee ciidanka booliska soomaayeed,sida taliyaha ciidanka booliska sharif shikhunaa maye,taliyeyaasha qeybaha iyo kan gobolka banaadir ayaa waxaa kasoo qeyb galey wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka c\/kariim xuseen guuleed. Wasiirka mr guuled ayaa dhaqamo cusub kusoo kordhiyey marka madaxdu ka hadleyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10588","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10588"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10594,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10588\/revisions\/10594"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}