{"id":10542,"date":"2012-11-23T01:05:21","date_gmt":"2012-11-22T22:05:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10542"},"modified":"2012-11-23T04:08:43","modified_gmt":"2012-11-23T01:08:43","slug":"maxed-cali-americo-oo-kulamo-la-qaatay-ganacsato-soomaali-ku-sugan-xaafada-xaafada-islii-magaalada-nairobi-ee-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/maxed-cali-americo-oo-kulamo-la-qaatay-ganacsato-soomaali-ku-sugan-xaafada-xaafada-islii-magaalada-nairobi-ee-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Max&#8217;ed Cali Americo Oo Kulamo La Qaatay Ganacsato Soomaali Ku Sugan Xaafada Xaafada Islii Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya."},"content":{"rendered":"<p>Maxamed Cali Nuur Ameeriko Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Kenya  ayaa booqasho lugta ku tagay xaafada islii si uu indhiihiisa ugu soo arko sida uu ganacsiga uu xaafada u socdo ka dib qaraxii axadii ka dhacay xaafada iyo qalalaasihii ka dhacay halkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale Safiirka ayaa lug ku soo dhex maray suuqyada waaweeyn ee xaafada islii isagooganacsatada weeydiinayay sida uu u socdo ganacsiga iyo hadii ay jiraan wax caqabado ah Ee Heysato.<\/p>\n<p>Ganacsatada ku dhaqan xaafada islii ayaa si weeyn u soo dhaweeyay kuna farxay  booqashada Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Kenya iyagoo ugu warbixinayay sida u yahay ganacsiga,iyagoo u sheegay inaysan saameeyn weeyn ku yeelan ganacsigooda qalalaasihii dhacay Xaafadaasi Islii Ee Kenya.<\/p>\n<p>Cali Americo ayaa u kuur galay sida uu ganacsigauga socdo xaafada islii,isagoo ganacsatada ku dhiiri galiyay in ay ganacsigooda sii wataan una balan qaaday in aysan dib u dhici doonin qalalaasihii dhacay maalmihii lasoo dhaafay oo sidii arimahaasi loo xalin lahaa ama looga hortagi lahaa uu kala hadlay Dowlada Dalkaasi Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed Cali Nuur Ameeriko Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Kenya ayaa booqasho lugta ku tagay xaafada islii si uu indhiihiisa ugu soo arko sida uu ganacsiga uu xaafada u socdo ka dib qaraxii axadii ka dhacay xaafada iyo qalalaasihii ka dhacay halkaasi. Sidoo kale Safiirka ayaa lug ku soo dhex maray suuqyada waaweeyn ee xaafada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10542","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10542"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10551,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10542\/revisions\/10551"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}