{"id":10533,"date":"2012-11-22T18:55:00","date_gmt":"2012-11-22T15:55:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10533"},"modified":"2012-11-24T02:52:48","modified_gmt":"2012-11-23T23:52:48","slug":"golaha-wasiirrada-oo-maanta-kulan-xasaasi-ah-ku-yeeshay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/golaha-wasiirrada-oo-maanta-kulan-xasaasi-ah-ku-yeeshay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada Oo Maanta Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Kulankii ugu horeeyay oo ay magaalada Muqdisho ku yeeshaan Golaha wasiirrada Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Cabdi Faarax Shirdoon \u201cSaacid\u201d Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaana looga dooddayay qorshaha cusub ee Xukuumadda hor yaala.<\/p>\n<p>Waxaa Kaloo Lagu Soo Hadal Qaaday Arimaha amniga iyo hantida Qaranka Iyadoona Uu C\/llaahi Ciilmooge Xirsi wasiirka Warfaafinta iyo Isgaariinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Lahdlay saaxafadda warbixinna ka siiyay shirkii golaha wasiirrada ee maanta iyo Qodobbada ay diirrada ku saareen. <\/p>\n<p>Sidoo Kale waxa uu tilmaamay in laga hadlay sidii loola jaan qaadi lahaa isbaddelka cusub sida wax ka qabashada ammaanka iyo dowladda wanaagga oo ah saldhigga dowladda Soomaaliya isagoo intaa raaciyay in qodobbada muhiimka ahaa ay ka mid ahaayeen sidii loo soo celin lahaa hantida Qaranka Soomaaliyeed ee Ku Maqan dalka iyo dibediisa.<\/p>\n<p>kulankii maanta ee Golaha wasiirrada Soomaaliya oo qaatay waqti aad u dheer ayaa ahaa kii ugu horeeyay ee ay si wadajir ah isaga war qaataan tan iyo markii ay si rasmi ah ula wareegeen dhammaan howlaha Loo Soo Doortay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankii ugu horeeyay oo ay magaalada Muqdisho ku yeeshaan Golaha wasiirrada Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Cabdi Faarax Shirdoon \u201cSaacid\u201d Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaana looga dooddayay qorshaha cusub ee Xukuumadda hor yaala. Waxaa Kaloo Lagu Soo Hadal Qaaday Arimaha amniga iyo hantida Qaranka Iyadoona Uu C\/llaahi Ciilmooge Xirsi wasiirka Warfaafinta iyo Isgaariinta Xukuumadda Federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10533","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10533"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10578,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10533\/revisions\/10578"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}