{"id":10515,"date":"2012-11-24T03:15:10","date_gmt":"2012-11-24T00:15:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10515"},"modified":"2012-11-24T03:15:10","modified_gmt":"2012-11-24T00:15:10","slug":"kulan-looga-hadlayey-amniga-oo-ay-kasoo-qeyb-galeen-warimaha-gudahaagaasimaha-nabadsugida-qaranka-taliyaasha-ciidamada-iyo-maamulka-gobolka-banaadir-ayaa-muqdisho-ka-dhacey-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/kulan-looga-hadlayey-amniga-oo-ay-kasoo-qeyb-galeen-warimaha-gudahaagaasimaha-nabadsugida-qaranka-taliyaasha-ciidamada-iyo-maamulka-gobolka-banaadir-ayaa-muqdisho-ka-dhacey-2\/","title":{"rendered":"Kulan looga hadlayey amniga oo ay kasoo qeyb galeen w\/arimaha gudaha,agaasimaha nabadsugida qaranka taliyaasha ciidamada iyo maamulka gobolka banaadir ayaa muqdisho ka dhacey."},"content":{"rendered":"<p>Kulan balaaran oo uu kasoo qeyb galey wasirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka,agaasimaha hey&#8217;adda nabadsugida qaranka axmed macalim fiqi,taliyeyaasha ciidamada,maamulka gobolka banaadir ayaa muqdisho ka dhacey.<\/p>\n<p>Shirkan oo ahaa mid looga tashaneyey sidii kor loogu qaadi lahaa amniga magaalada muqdisho ayaa waxaa ka hadley madax kala duwan kuwaasoo dhamaantood tilmaamey in loo baahanyahey in laga wada qeyb qaato sugida amniga iyadoo wasirka arimaha gudaha iyo amniga qaranku uu sheegey in mudo hal sano ah kadib ay muqdisho amnigeeda leysku haleyn doono hadii alle idmo ayna dajiyeen qorshihii lagu fulin lahaa soo celinta amniga iyo kala danbeynta.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey oo shir nuucaan oo kale ah uu ka qeyb galo wasirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka c\/kariim xuseen guuled tan iyo markii la magacaabey wasiirada tirada yar ee ra&#8217;iisalwasaare saacid,waana miisaan ay rabto xukuumadu in ay caalamka iyo shacabka ku kasbato hadii ay ka dhabeeyaan waxa ay sheegeen oo uu ugu horeeyo amniga iyo kala danbeynta dalka guud ahaan gaar ahaan caasimada muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan balaaran oo uu kasoo qeyb galey wasirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka,agaasimaha hey&#8217;adda nabadsugida qaranka axmed macalim fiqi,taliyeyaasha ciidamada,maamulka gobolka banaadir ayaa muqdisho ka dhacey. Shirkan oo ahaa mid looga tashaneyey sidii kor loogu qaadi lahaa amniga magaalada muqdisho ayaa waxaa ka hadley madax kala duwan kuwaasoo dhamaantood tilmaamey in loo baahanyahey in laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10515","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10515","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10515"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10581,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10515\/revisions\/10581"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}