{"id":10506,"date":"2012-11-20T22:38:59","date_gmt":"2012-11-20T19:38:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10506"},"modified":"2012-11-20T22:38:59","modified_gmt":"2012-11-20T19:38:59","slug":"war-saxaafadeed-madaxweyne-gur-guurte-oo-q-m-ku-amray-in-ay-u-soo-guuraan-dalka-gudahiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/war-saxaafadeed-madaxweyne-gur-guurte-oo-q-m-ku-amray-in-ay-u-soo-guuraan-dalka-gudahiisa\/","title":{"rendered":"\u201cWar-saxaafadeed\u201d Madaxweyne Gur Guurte Oo Q.M Ku Amray In Ay U Soo Guuraan Dalka Gudahiisa"},"content":{"rendered":"<p>( Mogadishu, Somalia, November,20, 2012)<br \/>\nMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday laamaha kala duwan ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>\u201cUN-ku dadaallo ayuu ku bixiyey Soomaaliya, ummadda Soomaaliyeed aad ayey ugu mahad-naqeeysaa caawintaas labaatankii Sanno ee ugu dambeysay, waxaa hadda loo baahan yahay in Qaramadda Midoobay hal meel uga soo jeesato arrimaha Soomaaliya\u201d ayuu yiri Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Madaxwenyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u sheegay in ujeeddada kama dambeeys ka ah ee dowladda Soomaaliya isagoona tilmaamay in gargaarka laga gudbo lana wajaho dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay in hey\u2019adaha Qaramada Midoobay looga bahan yahay in ay hay\u2019ad walba la shaqeeyso wasaaradda ay isku howl-yihiin isagoona tusaale u soo qaatay in hay\u2019adaha WHO looga bahan yahay in ay la shaqeyso wasaaradda arrimaha bulashada si looga guul gaaro howlaha wasaaradaha horyaal.<\/p>\n<p>Ugu dambeeyntii madaxweynaha ayaa ka dalbaday in Qaramada Midoobay in ay u sooguuraan Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8211; Dhamaad \u2013<br \/>\nAgaasinka Warfaafinta<br \/>\nXafiiska Madaxweynaha<br \/>\nMoqdishu, Somalia,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>( Mogadishu, Somalia, November,20, 2012) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday laamaha kala duwan ee Qaramada Midoobay. \u201cUN-ku dadaallo ayuu ku bixiyey Soomaaliya, ummadda Soomaaliyeed aad ayey ugu mahad-naqeeysaa caawintaas labaatankii Sanno ee ugu dambeysay, waxaa hadda loo baahan yahay in Qaramadda Midoobay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10506","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10506","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10506"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10506\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10507,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10506\/revisions\/10507"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}