{"id":10502,"date":"2012-11-20T22:35:54","date_gmt":"2012-11-20T19:35:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10502"},"modified":"2012-11-21T02:16:53","modified_gmt":"2012-11-20T23:16:53","slug":"kooxo-hubeysan-oo-ruux-ganacsade-ah-ku-toogtay-magaalada-gaalkacy-ee-xarunta-g-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/kooxo-hubeysan-oo-ruux-ganacsade-ah-ku-toogtay-magaalada-gaalkacy-ee-xarunta-g-mudug\/","title":{"rendered":"Kooxo Hubeysan Oo Ruux Ganacsade Ah Ku Toogtay Magaalada Gaalkacy Ee Xarunta G\/ Mudug."},"content":{"rendered":"<p>Sida Lagu Soo Waramayo Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu dilay nin ganacsade ah oo si weyn looga yaqaannay magaaladaasi Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolkaasi Mudug.<\/p>\n<p>Marxuumka Oo Kooxo Bistoolado ku hubeysan Ay Toogteen ayaa Magaciisa Lagu Sheegay Aadan faarax dheere Islamarkaana  ahaa ganacsade caan ka ah magaaladaasi iyadoona la sheegay in ay baxsadeen kooxihii geystay dilka.<\/p>\n<p>Magaalada Gaalkacyo Ayaa Dilalka noocan oo kale ah  looga bartay Iyadoona Ay Mararka Qaar Dilalkaasi Lagu Eedeyo Dagaalyahanada Al-Shabaab Waxayna Dilkaani ay imaanaysaa xilli maamullada ka taliya Magaaladasi  howlgalo lagu sugayo ammaanka ka wadeen xaafadaha kaladuwan ee magaalada Gaal Kacyo Ka Tirsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida Lagu Soo Waramayo Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu dilay nin ganacsade ah oo si weyn looga yaqaannay magaaladaasi Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolkaasi Mudug. Marxuumka Oo Kooxo Bistoolado ku hubeysan Ay Toogteen ayaa Magaciisa Lagu Sheegay Aadan faarax dheere Islamarkaana ahaa ganacsade caan ka ah magaaladaasi iyadoona la sheegay in ay baxsadeen kooxihii geystay dilka. Magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10502","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10502"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10525,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10502\/revisions\/10525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}