{"id":10498,"date":"2012-11-19T01:44:00","date_gmt":"2012-11-18T22:44:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=10498"},"modified":"2012-11-19T01:44:00","modified_gmt":"2012-11-18T22:44:00","slug":"idaacadda-shabeelle-oo-markale-baahisey-dacaayad-ka-dhan-ah-gud-gobolka-ahna-duqa-muqdisho-maxamud-axmed-nuur-tarsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/11\/idaacadda-shabeelle-oo-markale-baahisey-dacaayad-ka-dhan-ah-gud-gobolka-ahna-duqa-muqdisho-maxamud-axmed-nuur-tarsan\/","title":{"rendered":"Idaacadda shabeelle oo markale baahisey dacaayad ka dhan ah gud. Gobolka ahna duqa muqdisho maxamu&#8217;d axmed nuur tarsan."},"content":{"rendered":"<p>Idaacadda shabeelle ayaa mar kale baahisey war dacaayadeed ka dhan ah gud.gobolka banaadir ahna duqa muqdisho,iyadoo hore loo ogaa in dagaal afka ah ay idaacada shabeele kula jirtey maamulka gobolka banaadir,balse in mudo ah waxey u muuqanayeen in laga talaabsadey dagaalkaasi hase yeeshee idaacada ayaa baahisey war sheegaya in shir ka dhici lahaa holan oo lagu casumey gud.gobolka uu ka baaqdey tarsan isagoo ka cabsanaya in wax laga weydiiyo musuqmaasuq lagu eedeeyey gud\/gobolka tarsan.<\/p>\n<p>Idaacadda shabeelle ayaa sidoo kale baahisey in maxamuud axmed nuur tarsan lagu eedeeyey in uu musuqmaasuqey raashin lagu caawiyey dad muqdisho kusoo barakacey,isagoo kula heshiiyey bay tiri idaacadu gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka banaadir in ay iibsadaan raashinka,sidoo kale waxey idaacadu sheegtey in tarsan uu waayey xubintii xildhibaanimo ee beeshiisa ayna u muuqato in idaacadu aysan rabin ama jecleyn sii joogista tarsan ayna iftiiminayaan dacaayaad ka dhan ah si looga bedelo maamulka gobolka banaadir.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay idaacada shabeele weerarto madax iyo masuuliyiin ka tirsan maamulada dawlada balse tan ayaa kusoo beegmeysa iyadoo la hadal hayo in la bedelayo tarsan laguna bedelayo shaqsiyaad caan ah oo muqdisho ku sugan,sidoo kale shabeelle ayaa u muuqata in ay la eeganeyso marxalada uu ku jiro maxamud axmed nuur tarsan oo aan maanta heysan idaacad iyo warbaahin uu isaga celin karo idaacada weerartey kadib markii uu iska gadey idaacad uu dhawaan keensadey oo la oranjirey (ayaan),sidoo kalena ay hawada ka maqantahey idaacad ay xiriir dhaw lahaayeen oo ah idaacadda sahan kharash la&#8217;aan xaga shaqaalaha ka soo wajahdey awgeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Idaacadda shabeelle ayaa mar kale baahisey war dacaayadeed ka dhan ah gud.gobolka banaadir ahna duqa muqdisho,iyadoo hore loo ogaa in dagaal afka ah ay idaacada shabeele kula jirtey maamulka gobolka banaadir,balse in mudo ah waxey u muuqanayeen in laga talaabsadey dagaalkaasi hase yeeshee idaacada ayaa baahisey war sheegaya in shir ka dhici lahaa holan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-10498","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10498"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10504,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10498\/revisions\/10504"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}